|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 27 August 2010 06:17 |
|
Waxaa caado ii ahayd inaan subixii markaan indhaha kala qaado ee aan salaada subax tukado isuna diyaarinayo inaan shaqada ku jarmaado inta aanan guriga ka bixin aan indhaha sii mariyo jwax ka soo cusboonaayday ama xaalada nabadgelyo iyo isbedel ee ka soo korodhay.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 20 August 2010 01:07 |
|
MAQAAL MURTI XAMBAARSAN: Anigoo tixraacaya maqaal aan horay Beesha Mudullood uga hadlay (Setembar 22, 2009) oo cinwaankiisu ahaa “Maxaa Keenay in Beelweynta Mudullood ay deegaankoodii Qaxootinimo iyo Gunnimo ugu noolaadaan ?”, ayaan jeclaystay in aan markale ka hadlo meesha ay xaalada Beesha Mudullood haatan marayso. Dhawr waxyaalood oo aan uga hadlay maqaalkaas oo la iska dhegooleysiiyey ayaa haatan Beesha Mudullood sidi holac u gubaaya.  |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 20 August 2010 01:00 |

MAQAAL: Warbaahinta Somalida iyo midda caalamka ayaa si weyn uga hadal hayay dagaal qaboow oo ka dhex bilowday maamulka Puntland iyo saxafada gudaha – kana dhashay xiritaan, shaqo joojin lagu sameyay wariyaal, iyo amaro cusub oo saxafada loo sheegay iney ku dhaqmaan, taas oo dastuurka Puntland kasoo horjeeda.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Monday, 02 August 2010 12:34 |

Hordhac: Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Qoraalkaan oo taxane noo ahaa kuna saabsanaa “Habka ugu sahlan ee is-hormarinta qofeed”. Ayaan aqristayaasha usoo gudbinayaa qeybiisii 3aad oo ku saabsan waax muhiim u ah is-hormarinta qofeed taas oo ah Isbedel sameny. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 23 July 2010 22:41 |
|
Stockholm – U maleyn mayo inuu jiro qof igu diidaya inaan ku saxanahay soo bandhigida xaqiiqda la xiriirta nolosha Soomaalida dhan walba oo ay ahaato. Anigoo dhabbahaas ku taagan ayaan sahan maalmo qaatay ku sameeyey aalada Pal talk-ga oo ah aalad ay Soomaalida in badan ku sheekeystaan, fariimaha isku dhaafsanaan siyaabo kale geddisanna u adeegsadaan. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Thursday, 15 July 2010 11:47 |

Faallo: Bismillaah, caalamkan aan kunoolnahay wuxuu soo maray maraaxil kala duwan, waxaa jiray waqti dadku ey sinaayeen, waxaa jiray waqti la’is adoonsado, waxaa jiray ilaa iyo maantana jiro wax layiraahdo cunsuriyad, intaba waa wax ey dadku yaqaanaan, |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 11 July 2010 22:16 |

Faallo: Waa nasiibdaro weyn in Cabdiqaasim Salaad oo ah siyaasi weyn oo wax badan garan kara, oo haatan nabadgelyo ku haysta dalka Masar, uu markasta ahaado qof si joogto ah mucaarad u ah oo aan isla markaasna keeneyn wax talo ah oo dhiiga ummada Soomaaliyeed oo daadanaaya mudada dheer oo labaatanka sano ah lagu joojiyo. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by Daahir Warsame
|
|
Sunday, 11 July 2010 19:51 |

(Faallo) Marka aad joogto magaalada Muqdisho ama gobolada Koofurta Soomaaliya haddii aad tahay qof caadi ah ama shibil waxaad ka nabad gelee laba ciidan inay ku waxyeeleeyaan, sida inay isbaaro kuu dhigtaan, waxa aad wadato in hunguri ka galo iyo inay xitaa kula hadlaan amaba ugu yaraan ku eegaan adigoo maraya wadada, |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Tuesday, 29 June 2010 16:07 |
|
Tuur Tuurankiina Waa Dayaaye Mar Tuugo Weydiin Talee: Shir ay isugu yimaadeen gudiga abaabulka Maamul goboleedka Waax iyo Waadi, oo jawaab ka bixiyey Dastuur ku sheega huwan khayaanada ee lagu boobaayo deegaanka hodanka ah ee ay degaan Beelweynta Mudulood ee Waax Iyo Waadi. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Tuesday, 29 June 2010 13:31 |

Faallo Muhiim ah: Muqdisho waa caasimadda dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya sida ku cad Dastuurkii 1960kii, kii 1979kii iyo Axdi Qarameedka Federaalka KMG ah (2004) qodobkiisa 5aad, lambarkiisa 1aad. Isla qodobka 5aad, lambarkiisa 2aad wuxu qeexayaa in Baarlamaanka Federaalka KMG ahi uu dejin doono sharci u gaar ah maamulka iyo maqaamka caasimadda. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by Daahir Warsame
|
|
Monday, 14 June 2010 17:07 |
|

Sanad iyo dhowr bilood oo la soo dhisay Dowladda Midnimada Qaran ee Madaxweynaha uu ka yahay Shariif Sh. Axmed ma jirto wax horumar ah oo ay ka gaartay dhismaheedii markaloo eego maamul iyo cudud Milateri intaba, hase yeeshee sababta arrintaasi keentay dad badan waxay u fasirayaan siyaabo kala duwan,
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 11 June 2010 09:40 |

Aduunka umadaha ku nool qolo weliba waxbay caan ku tahay oo lagu amaanaa ama lagu dhaleeceeyaa, waxaa nasiib daro noqoto warbaahinta caalamka iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada caalamka in soomaalidu ka noqotay Tuke baal cad oo wax xun maahine aan wax wanaagsan laga qorin mararka laga hadlayo dadka dhagaysanaayaa iyo kuwa fiirsanayaa way dhibsadaan waxa laga sheegayo. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 06 June 2010 22:06 |
|
FAALLO: 19 sano ka hor ayey aheyd markii Xisbiga EPRDF ee talada dalka Ethiopia haya uu ka tuuray xukunkii Dirgiga ahaa ee Kaliye taliye Mingiste Haile Mariam oo shacabka baday dhibaatooyin murugo iyo ciilba ku reebay sida xasuuq uu geysan jiray Aqoonyahanada, |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Tuesday, 01 June 2010 13:20 |

FAALLO MR. LIISHO: Sida la og yahay siyaasiyiinta soomaalida inta badan wax ay jecel yihiin in shacabka ay matalayaan ay codad ka helaan xiliyada doorashooyinka mana jiro mas´uul iska xilsaara xuquuqda ay ku lee yihiin dadkii uu shalay u dhaartay inuu wax u qaban doono waxana uu mid walibaa |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Monday, 31 May 2010 17:51 |
|
Umad waliba oo dunida guudka saaran waxay leedahay masiir iyo hadaf gaar ahaaneed kaasoo ka turjamaya wada noolasha bulshada dhexdeeda iyo ilaalinta wada jirkooda iyo sharaftooda wadaninimo. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 30 May 2010 22:55 |
|
Faallo: Waxaan inta badan qof waliba is waydiiyaa dadka soomaaliyeed miyaysan iyagu dalka lahayn maxay sidan ugu gelayaan? Miyuusan dalkani ahayn kii ay u dhasheen iyo dhaxalkii awoowgood? |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 23 May 2010 23:33 |
|
B) Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare Sharmaarke way dhacday + Guddoomiye Aadan Madoobe wuu dhacay - labada garab ee Baarlamaanka. Xuxuumaddii way dhacday + Guddoomiyihiina wuu is casilay - Madaxweyne Shariif hadalkiisa Allaha iga cafiyo ee Xukuumadda Sharmaarke waa sharci |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 23 May 2010 19:37 |

SIR FAKATAY: Warar xog-ogaal ah oo laga helay madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho (Villa Somalia) ayaa xaqiijiyey in dowlada Shariif Axmed ay lagama maarmaan ku noqotay inay maciinsatao qabqableyaashii dagaallada sokeeye ee magaalada Muqdisho.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Wednesday, 19 May 2010 04:39 |

Stockholm, Baarlamaankii dalka ayaa ku shiray golaha shacabka. Guddoomiyihii ayey Xilkii ka qaadeen. Guddoomiyihii dowladii ayuu cod kalsooni u qaaday kuna riday. Ra’iisal wasaarihii ayaa arrintaasi beeniyey. Guddoomiye cusub oo KMG ah ayaa la doortay. Ninka ugu da’da weyn ayuu ahaa. Guddoomiyihii hore wuu is casilay. Madaxweynaha dowladii ayuu kala diray. Raiisal wasaarihii ayaa leh sidaasi sharci ma ahan. Allaahu Akbar. Qurxoonaa erreyadan dhihidooda. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Tuesday, 18 May 2010 21:54 |
|
Faallo: Waxaa mudo dheer ay maqlayeen shacabka soomaaliyeed magac aad u xun oo la yiraahdo dowlada ku meelgaadhka ah iyadoo dadku waayeen dowlad ka duwan yahay magaceedu kaas mudo gaaraysa 20 sano lana waayay dowlad qaanraag ah oo umada iyo shacabka soomaaliyeed dhibaatada ka saarta. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 07 May 2010 10:07 |
|
Faallo: Somaliya waa dal bur bur ah Waxaa uu dhacaa bariga afrika, bilowgii sagaashamaadkii ayaa waxaa shaashada ka baxday xukuumad lagu roonaaday oo uu hugaaminayey Madaxweynihii geeryooday ee Somaliya Naxariistii janno alle ha ka Waraabiyee Gen. Maxamed siyaad barre, Taas oo ku dhowaad |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Monday, 03 May 2010 13:17 |

Stockholm: Ugu horeyn waxaan leeyahay “Ninka Allaah la dagaalayoow habeenna tabartaa … Maalina taagtaa….masjidka Allaah ayaa leh, addoomada ku dukanaayana isagaa abuurtay… isaga ayey caabudayeen, dilkaagana kagama joogi doonaan cibaadeysiga insha allaah”.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Friday, 30 April 2010 09:18 |
|
Waxaan ugu horeyn qormadayda ku soo qaadan doonaa waxyaabo badan oo aad ogtihiin iyo muuqaalka siyaasada soomaaliya ee aan isbedelka lahayn iyo umada soomaaliyeed laftigeeda oo aad moodo markay hadlayso iyo markay waxqabsanayso inay laba kala yihiin . |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Wednesday, 28 April 2010 17:30 |

Nairobi Daawo Fadeexada: Boqolaal ciidamada Soomaaliyeed ah oo lagu tababaray dollarka canshuurta ay bixiyaan muwaadiniinta Maraykanka ah ayaa u baxsaday dhinaca mucaaradka ka soo horjeeda Dowladda Madaxweyne Sheikh Shariif Axmed, sababtoo ah in la siin waayey mushaarkoodii 100ka dollar ahaa.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Sunday, 25 April 2010 22:01 |

Villa Somalia: Khilaaf-siyaasadeed kii ugu xumaa oo ilaa iyo xad dibedda u soo shaac baxa, ayaa waxa uu ka dhex aloosan yahay gudoomiyaha barlamaanka Soomaliya Shiikh Aadan Madoobe iyo xildhibaanada barlamaanka oo uu gadaal ka riixayo Shariif Xasan Shiikh Aadan wasiirka maaliyada oo xilka Aadan Madoobe isu raba. |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Monday, 19 April 2010 16:24 |

Qormadani waxa ay iftiiminaysaa awoodo xaqoodii waayay, una baahan gurmad, garab iyo taageero hiil uga noqda cidda dulmiga ku haysa. Waa awoodo jiritaan ahaan aad u baaxad weyn, saamayn ahaan-na aan la dhayalsan karin,
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Thursday, 15 April 2010 18:51 |

Kampala Daawo Sawirada. Madaxweynaha Soomaaliya Sh. Shariif sh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan tababar u soo gabagabeeyay Ciidamo ka tirsan XDS oo dhawaan tababar ku dhameystay dalka Uganda.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Tuesday, 13 April 2010 04:57 |

SIR CULUS Aqri Nuqul ka mid ah: Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in koox ganacsata ah saldhiggooduna yahay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta (UAE) ay la wareegi doonaan ama laga iibiyey dekedda Muqdisho kaddib markii Wasiirka Maaliyadda Shariif Sakiin uu gorgortan kula galay.
|
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Saturday, 10 April 2010 00:07 |
|
Aragti: A/Calaykum WWT, waxan mar kale salaamayaa guud ahaan soomaali oo idil, salaan kaddib aniga oo tix-raacaya qormada walaalkey Jaamac C/laahi Suleymaan ee ku jirta bogga: |
|
Sii Akhri...
|
|
Soomaalida
|
|
Written by siidmohamed
|
|
Wednesday, 07 April 2010 13:37 |

Borlänge: Waxaa shalay xilka laga qaaday Maamulaha Dekadda Muqdisho Cabdi Jiinow Calasow ka dib markii Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke uu soo saaray wareegto lagu sheegay in xilka lagaga qaaday, maxaa xigi doona ma is weeydiisay?
|
|
Sii Akhri...
|
|
|