Fanka iyo Dhaqanka
(Sheeko taxane ah); Qeybtii 1 - aad " Sannad ayaan ku soo sahminayay " PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 04 September 2010 14:29
alt
(Sheeko taxane ah) Qeybtii koowaad:
 Xilligu wuxuu ahaa Beri-samaadyadii; meeshuna waxay ahayd Muqdisho. Caasimaddeennu ma ay burbursanayn, balse waa ay billayd oo weliba bilic-samayd. Waxay ahayd Xilliyadii ay Nadaafad iyo Nabadgalyo-ahaanba ugu sidatay, oo uga tilmaannayd dhammaan Caasimadihii iyo Magaalooyinkii  iyada asaaggeed ahaa.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Qaybtii ugu danbaysay ee 24-aad:- Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 27 August 2010 23:35
(Sheeko taxane ah) Qaybtii ugu danbaysay, ee 24-aad:- Iisho iyadoo caraysan, oo isla Gar leh, ayay dib ugu laabatay Diridhabe. Durba waxaa Midig iyo Bidix ka soo kala fariistay Iftin iyo Ijaabo. Labadan ayaa Iisho ka waraystay wixii ay kala soo kulantay Ilyaas. Warbixin ay Iisho bixisay ka-dib, waxay labadii Naag ku boorriyeen Iisho: inayan u jixin-jixin caga-juglaynta Ilyaas. Iftin ayaa tiri:-"Ilyaas inta uu wax qarribay ayuu Qiiqa isku qarinayaa...waa sidaas nimanka badankood". Ijaabo ayaa raacisay:-"Tuug la qabtay Talo ma leh".
Sii Akhri...
 
(sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 23-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 26 August 2010 14:18
(Sheeko taxane ah) Qaybtii 23-aad:- lyaas dib uguma laaban Baarkii, balse wuxuu toos u beegsaday Aqalkiisa. Jaariyaddii Oromada ahayd ayuu ka dalbaday Tarmuus Shaah ah oo mucammir ah, wuxuuna shaahii la galay Qolkiisa, isagoo hoostana ka soo xirtay. Wuxuu bilaabay inuu ka fekero arrinta Iisho. Wuxuu ku camal-falayay Murtiyaha ay ka mid yihiin:-"Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa","Intaadan falin ka fiirso" iwm.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 22-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 24 August 2010 05:55
(Sheeko taxane ah) Qaybtii 22-aad:-  Ilyaas ayaa aad u xanaaqay. Wuxuu isagoo aan Saaxiibbadiisii Baarka la fadhiyay war siinnin soo raacay Idiris. Intii ay soo wada-socdeen ayaa waxaa labadoodii dhex-maray wada-hadalkan:-
Sii Akhri...
 
Kooxda Qeylo Dhaan oo noo soo gudbiyey Qasiido loogu talo galay Bisha Ramadaan PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 22 August 2010 01:20
alt
 Kooxda Qeeylo Dhaan Waxay Idiin Soo Bandhigeen Qasiido Ay Ugu Magac Dareen Afuraay Heesta Ramadaanka Afuraay Ayaa Si wadajir ugu luuqaynaya fanaaniinta kale ah: Jooqle Shira Jama ''Ciyaar jecel, Cabdulaahi Cabdi Weheliye, Xuseen Shire Jama 'Ciyaar jecel''  iyo Mandela, waxaa laxanka saarey Jooqle Shire DAAWASHO IYO GUDOON WACAN.
Sii Akhri...
 
(sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 21 August 2010 10:53
(sheeko taxane ah) Qaybtii 21-aad:- Hoteelkii yaraa ayay Habeenkii wada seexdeen Ilyaas iyo Iisho. Wax micno leh oo ay isku darsadeen ma ay jirin. Mid kastaaba isagaa isla qumanaa, oo qumanihiisaa Qoorta u surnaa.
Sii Akhri...
 
Abdulaahi Kamuu oo ku guuleystay Doorashada Gudoomiyenimada Jaaliyada Borlänge ka dib doorasho xalaal ah oo ka dhacday magaaladasi. PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 18 August 2010 19:00
alt
Borlänge DAAWO SAWIRADA CODBIXINTA OO DHAN: 
Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha 31 – mudane ee dhawaan lasoo doortay ayaa maanta u fariistay codbixinta cida hogaamin doonta mudadda labada sanno ee socota Ururka cusub ee Midnimadda shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Borlänge ee gobolka Dalarna ee dalka Sweden.
Sii Akhri...
 
Kooxda Qeylodhaan iyo Hees Cusub oo lamagac baxday Kawaankii Dadka PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 12 August 2010 20:16
alt
Daawo oo Dhagayso Hees Cusub oo ay soo saareen Kooxda Qeynlo Dhaan: Shumacii aan daaray qeylo dhaantii aan diray haday dadka wada gaaray Diiqaba dawaca waa dili karaa Dunida maanta war dabarka iska jara oo la dirira, Qoomka diinta ku qaraabta dabadeed aniga ha la ii dilo anigoo xaqa dardaaraya.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 20-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 10 August 2010 00:29
alt
QEYBTII 20-AAD: Ilyaas ayaa isagoo fajacsan, niyad-xumaaday, imaatinka Iishana uu kedis ku noqday, wuxuu ka soo istaagay Baarkii uu ku baashaalayay. Wiilkii yaraa ayuu soo daba-galay. Kaas oo soo ag-istaajiyay Iisho oo ag-taagnayd Geed dhanka midig kaga yaalla Baarka. Horaase loo yiri:-"Calallah buu yiraahdaa Carab uu Yaxaas qaaday"...!!.
Sii Akhri...
 
Sheeko Taxane ah: Maxay u ooysay Aay Iisho Qeybtii 19-aad??? PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 05 August 2010 23:04
alt
Sheeko Taxane ah Qeybtii 19-aad: Ijaabo ayaa tusaaleyn ay bixinaysay waxay ku tibaaxday:-"Wallaahi Nimanka hadda jiraan, waxay Naagaha u aroosaan oo keliya: inay Hunguri camal(Cunno) ku kala carrab-geddistaan: Maalin Soor, Maalin Baasto, Maalinna Bariis....Waxay dhahaan:-"Maalin kasta yaa Soor un cuni kara"..?!!.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 18-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 03 August 2010 23:47
alt
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 18-AAD: Saddex Casho oo Aroos Farxad iyo Raaxo leh ayay soo dhamaysteen Ilyaas iyo Iisho. Isagu wuxuu u ambabaxay Addis, wuxuuna Ooridiisa u sheegay: inuu u soo laaban doono Bil ilaa 2-bilood ka-dib.
Sii Akhri...
 
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 17-AAD MAXAY U OOYSAY AAY IISHO? PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 01 August 2010 10:16
alt
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 17-AAD: Bil ka-dib ayuu Ilyaas dib ugu soo laabtay Diridhabe.Maalmo ay isaga iyo Iisho hore isula xaddideen ayuu isku soo beegay. Dabcan Qaddar Lacag ah oo fiican ayuu watay, waayo, wax baan aroosayaa, waxna ma heysto, waa war aan soconayn.
Sii Akhri...
 
Ma qabtaa 10-ka Khuraafi ee khaladka laga aaminsanyahay..? Qaybtii 2-aad PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 01 August 2010 07:00
Khuraafiga 6-aad: Aragtida aan ka qaato qofka maalinta 1-aad ayaa igu filan: Waa mid ku xuduman dabciga insaanka inaan qofku isagii ahayn badiyaa marka uu la kulmayo qof cusub, gaar ahaan marka aad iska soo hor baxdaan qof ay adagtahay inuu sheekada kululeeyo oo naf u yeelo laakiin sug waxaa laga yaabaa inuu boorka iska jafo kulanka 2-aad iyo kan 3-aad.
Sii Akhri...
 
QEYBTII 16-AAD SHEEKO TAXANE AH: MAXAY U OOYSAY AAY IISHO? PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 28 July 2010 21:13
alt
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 16-AAD:
Ilyaas wuxuu sharraxaad ka bixiyay, sababna u yeelay, qodobbada  shardiga ah ee uu ka rabo inay fuliso Iisho. Qodobbadaas ayaa waxay kala yihiin:- (1) Inay Iisho Nikaaxa ka-dib, iska sii degganaato Diridhabe, iskana sii wadato qaab-nololeedka ay haddaba ku sugan tahay. Kaas oo loola jeedo "Tab iyo Xeel-dagaal".
Sii Akhri...
 
SHEEKO TAXANE AH: MAXAY U OOYSAY AAY IISHO? QEYBTII 15 - AAD PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 26 July 2010 22:20
alt
QEYBTII 15 - AAD: 
 Iisho waxay faahfaahin badan ka siisay Ilyaas Bushka ay Shaaha ku kariso, sida ay ku bilowday Hawsha, wixii ku kallifay iyo Xaaladdeeda guud intaba. Ha-ahaatee, Ilyaas si buuxda uguma uu qancin sharraxaadda Aay-iisho, siiba marka laga hadlayo la-macaamilka ragga qayila...!!.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah): Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 14-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 23 July 2010 22:31
alt
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 14-aad: Dadkii Bushka fadhiyay, ama ka ag-dhowaa oo dhan, oo u badnaa Soomaali, isuguna jiray Rag, Dumar, Cirroole, Caruur, Sokeeye iyo Shisheeye ayaa la yaabay sida ay Ilyaas iyo Iisho isugu dhegeen, isu-xiiseynayeen, isugu farxeen oo isku dhunkadeen.
Sii Akhri...
 
Sheeko Taxane Ah: Maxay u ooysay Aay Iisho Qeybtii 13-aad PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 18 July 2010 23:15
alt
Sheeko Taxane Ah Qeybtii 13 - aad: 
Ilyaas dhankiisa, soo xusuusasho iyo inuu ka fekero oo ka welwelo mooyaane, cidna ma kala sheekaysan jirin xiriirka uu la leeyahay Iisho. Wuxuu isaga mashquulsanaa hawlihiisa gaarka u ahaa, ee wax kala dabbiraadda, wax-macaamilidda iyo Socdaallo arrimahaas la xiriiray.
Sii Akhri...
 
SHEEKO TAXANE AH Qeybtii 12-aad: Maxay u ooysay Aay Iisho PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 16 July 2010 23:48
alt
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 12: AAD: 
Weji kastoo uu Dagaalka Muqdisho yeesho; heer kastoo uu marayo iyo Cid kastoo iska soo hor-jeedayba, waxaa ugu dambayntii la soo gaaray Dagaalkii cuslaa ee Muqdisho looga yiqiin 'Dagaalkii 4-ta bilood'.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 11-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 13 July 2010 00:34
alt
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 11-AAD: 
Dhowr jeer ayay kulan fool-ka-fool ah Ilyaas iyo Iisho ku yeesheen Xaafadda. Habeennana Baar ayay ka wada-casheeyeen. Xiriirradii xagga Telefoonnada iyo is-aragyo gaagaaban oo kalena waxay ku yeesheen Goobtii Shaqada. Iisho Jacaylkii kelida ku ahaa, ayaa isu-baddalay mid lala wadaago, oo weliba lala dhiraandhirinayo.
Sii Akhri...
 
Sheeko Taxane ah: Maxay u ooysay aay IISHO Qeybtii 10-aad PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 09 July 2010 21:39
alt
Sheeko Taxane ah Qeybtii 10-aad: 
Habeenkii ugu horreeyay ee ay Ilyaas iyo Iisho toos uga wada-hadleen Jacayl iyo Is-aroosid, oo ay joogeen agagaarka Xaafaddii Iisho, ma ay jirin wax ay isla meel-dhigeen.
Sii Akhri...
 
AAY IISHO MAXAY U OOYSAY QEYBTII 9-AAD PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 07 July 2010 22:37
alt
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 9-AAD: Iisho oo Caruurteeda la sii ballamaysa ayaa tiri:-"Arrooya, Adeerkiin aan sii sagootinaaye, ha cidlaynina Guriga...Ha diririna...Kistoo haddiin soo daahane, iska sii casheeya, inta aad kululaysataan Muufada iyo Maraqa, oo is-deeqsiiya, hana kala boobina..".
Sii Akhri...
 
HABKA UGU SAHLAN EE IS-HORMARINTA QOFEED PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 04 July 2010 01:23
Sababaha igu kalifay in aan wax ka qoro mowduucan ayaa ah, kadib marki aan u kuur galay qoraalada loogu faa’iideeyo bahweeynta soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa is-hormarinta ku salaysan, ayaan arkay in eey aad u yaryihin shacabkuna u baahanyahay in badan oo wacyi galin ah.
Sii Akhri...
 
Sheeko Taxane ah : Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qeybtii 8 - aad PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 01 July 2010 21:04
alt
Qeybtii 8 - aad:
 Arrimaha jacaylka ee ay Iisho ka shanqarisay, iskuma uu shiddeyn Ilyaas. Wuxuu ku tala-galay in hadba wixii ay tiraahdo un, uu isaguna wax ka yiraahdo. Ha-yeeshee, Iisho waxay ku tala-gashay in ayan marnaba la gabban Jacaylka haya,ee  sii diloonaya.
Sii Akhri...
 
SHEEKO TAXANE AH QEYBTII 7-AAD: Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 29 June 2010 15:37
alt
Qaybtii 7-aad
:-
    Iisho waxay is-adkaysaba, waxay arrinta is-moogaysiisaba, waxay Ilhaam ku dafirtaba, waxay keligeed Su'aalo is-weydiisaba, waxay ugu dambayntii goosatay inay Ilyaas shaaca uga qaaddo jacaylka kulul ee ay u qabto isaga, una soo ban-dhigto is-guursi.
Sii Akhri...
 
Kooxda Qeylo-dhaan oo hees u sameeyay Calanka Somalia PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 29 June 2010 15:14
alt
London Daawo Heesta Cusub: 
Wargalin iyo Ogeysiis Kooxda qaylodhaan, Qaar ka mida fanaaniinta Qaranka iyo Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool magaaladda London, waxey ugu bishaareynayaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London iyo nawaaxigeeda, in ay qaban doonaan xaflad lagu maamuusayo 50 guuraddii xoriyaddii Soomaaliya.
Sii Akhri...
 
Wiil Aabahii Garsoore Caalami ahaa isagana noqday Fanaan: Dhalinta reer wardhiiglay oo markay yimaadeen qurbaha durba isku badalay Fanaaniin. PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 27 June 2010 21:02
alt
DAAWO HEESTA CUSUB IYO FANANKA CUSUB:
Soomaalida dibadaha ku nool ayaa aad iyo aad u dhex galay dadka reer galbeedka ah ee ay halkaan ugu yimaadeen iyagoo isku taxalujiya sida ay dhaqankooda u dhex dabaalan lahaayeen.
Sii Akhri...
 
Mala yaabi lahayd Boqol Heeso Soomaali macaan oo lagu soo koobay 10 Daqiiqo!!!!!!!!!! PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 27 June 2010 13:46
alt
ILA DAAWO HEESAHA MACAAN: 
Maalin waliba waxbaa dunida kusoo kordha, hore ma u maqashay Fanaan hees uusan lahayn qaadaya, dabcan dhagahaada kuma cusba, waxaan maanta ku hayaa nin 100 heeso oo kala duwan isla markaana fanaaniin kala duwan ay qaadaan hal mar kuu qaadaaya waliba heesahaasoo
Sii Akhri...
 
Maxaad ka taqaanaa Taariikh Nololeedka Fanaanka caanka Baxay ee Keynaan Cabdi Warsame iyo Hees cusub oo ay wada qaadayaan Fanaanad Carab ah Nancy Nabil Ajram. PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 25 June 2010 09:57
alt
Taariikh Nololeedka oo kooban Dhagayso heesta cusub: Keynaan Cabdi Warsame waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho wuxuuna ku noolaa halkaasi ilaa xiligii dagaalada sokeeye 1991-dii, Keynaan waxa uu kasoo jeedaa qoys Fanaaniiin caan ah waxaana Habaryar u ah Xaliimo Khaliif Magool Allaha u naxariistee.
Sii Akhri...
 
Maxaa kala qabsaday....?!! Haweeney Soomaaliyeed, oo uu miyirkeedu wax u dhinnaa, ayaa waxay ku jiri jirtay Xeradii Qaxootiga ee 'Al-Jaxiin' ee dalka Yemen. PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 21 June 2010 11:44
Yemen: Soomaalidii ku jirtay Xeradaas qaarkood, ayaa waxay aaminsanaayeen: iney Haweeneyda Teendhada la deggan yihiin Qoys 'Jin' ah; ayna iyagu sabab u yihiin waallideeda. Waxay Soomaalidaas aad uga baqan jireen in ay galaan, ama u dhowaadaan Teendhada Haweeneyda waalan..!!.
Sii Akhri...
 
Sheeko Taxane: Qeybtii 6-aad: Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 18 June 2010 21:41
alt
Sheeko Taxane ah Qeybtii 6-aad: Si kastaba arrintu ha ahaatee, wuxuu Ilyaas aad uga xanuunsaday,qalbigiisana taabtay Nolosha adag ee ay ku sugan yihiin Agoonta iyo Hooyadood.Taas dar-allah ayay ka ahayd,isagoo xusuustay sida ay Diintu u bogaadiso u gargaaridda iyo taakulaynta Agoonta iyo guud-ahaanba Maatida.

Sii Akhri...
 
HEES CUSUB. Xaaskeyga inaay xero kalaa gashaa ma xaqbaa PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 18 June 2010 11:24
alt
HEES XIISO BADAN XAMBAARSAN DAWO OO MICNAHA NALA DHUUX: Hees cusub oo lamagac baxday Xaaskayga xurmadaan jeclaa, Xasad noqotoo xabsi igu ridoo xero kalaa gashaa nala daawo hees calaacal ah oo inoo soo gudbiyo heesaaga cusub ee Cabdulqaadir Saaxil.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 5-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 16 June 2010 23:39
alt
Sheeko Taxane ah. Qaybtii 5-aad
:-
  Iisho iyo Ilhaam waxay yeesheen Wada-hadal qota-dheer. Waxay isu sii raaceen Aqalkii Iisho. Intaas waxay ka hadlayeen Ilyaas. Ilhaam waxay ku boorrisay Iisho inay dhaqaale-ahaan uga faa'iidaysato Masuulkaan.
Sii Akhri...
 
Sheeko taxane ah: Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 4-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 14 June 2010 20:48
alt
Qeybtii 4-aad, Sheeko Taxane ah: Iisho oo aad u faraxday ayaa uga mahad-celisay Ilyaas Gargaarka-lacageed ee uu ugu deeqay Agoonta. Inta  ay aad u dhoolla-caddaysay, ayay is daba-dhigtay:- Muraadkaaga Allaha sahlo, khayr qabso...meeshaad ka ooman tahayna Allaha kaa waraabiyo "iwm.
Sii Akhri...
 
Diiwaankii Nabada ee Silsiladii Deelaydii Qarniga 21aad(MAANSO DOONI) PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 14 June 2010 11:33
Maansadii Dooni: Maansadan oo magaceeda la yidhaahdo DOONI  waxaan curiyay markaan taariiikhda meel walba ka baadhay umada soomaaliyeed dhibaatada haysata ee meel loo raaco aan lahayn inaysan maanta aduunka korkiisa joogin umad la mid ah ama lagu meteli karo
Sii Akhri...
 
ila Qosol ma doonaysaa inaan qosolka kaa dhameeyo adoo raali ah bal ila daawo dhacdooyinka Aduunka ugu qosolka Badan PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Sunday, 13 June 2010 00:48
alt
Ila Qosol ma doonaysaa inaad qososho mid kugu baaqday maalmahaan waxaan idiin soo gudbinaynaa dhacdooyinka aduunka kowooda ugu qosolka badan hadaba dhamaan ha iska wada bixin xoogaa isku soo reeb oo ila qosol mid kaa yaabiya.
Sii Akhri...
 
(sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 3-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 11 June 2010 21:19
alt
Qeybtii 3-aad: Ilaa 12-kii Duhurnimo waa ay fariisan kari weyday Iisho. Hadba la-tashi gaaban ayay la yeelanaysay saaxiibadeed. Waxay ka fekeraysay Jawaabaha wixii Su'aalo kedis ah oo uga imaan kara dhinaca Ilyaas.
Sii Akhri...
 
Hees Cusub oo Wadani ah lana magac baxday Alow Sahal Amuuraha Salim Saciid Salim PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 10 June 2010 15:18
alt
DAAWO: 
Fanaanka weyn ee Saalim Saciid Saalim ayaa soo bandhigay hees cusub oo wadani ah loonga magac daray Aloow Sahal Amuuraha, taasoo uu kaga hadlayo Dhibaatada dalka Somalia taal iyo ummad wada siyaasi ah, dhagaysi iyo daawasho Wacan:
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! Qaybtii 2-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 09 June 2010 22:36
alt
Sheeko Taxane Ah Qeybtii labaad iyo sheekadii Aay Iisho Maxaay u ooysay: Iisho iyo Saaxiibadeed Ilhaam oo isla jeex-jeexaya Fikradda cusub ayaa waxay u wada-hadleen sidan:-
Sii Akhri...
 
Sheeko Taxane ah:Maxay u ooysay Aay-iisho...?!! PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 31 May 2010 18:01
alt
Iisho waxay ahayd Haweeney Soomaaliyeed oo heysatay dhowr Caruur ah oo Agooman ahaa. Caruurtaas oo Gabdho iyo Wiilalba isugu jiray wuxuu Aabbahood Ismaaciil dhintay dabayaaqadii 70-meeyadii. Marxuumku wuxuu ahaa Xoogsade, wax Hanti ah, Aqal ay degaan iyo Xoolo kale midnaba ugama tegin Caruurta.
Sii Akhri...
 
Nimco Dareen iyo Heesteeda Booli, PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 31 May 2010 17:16
alt
Fanaanada laga daba dhacay sannadahaan ee codka macaan Nimco dareen iyo Heesteeda Booli dhagaysi iyo Daawasho Wacan.
Sii Akhri...
 
Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! (sheeko taxane ah) Qaybtii 23-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 27 May 2010 21:30
Sheeko taxane ah: Qaybtii 23-aad:- Ayaan oo barooranaysa, ilmaduna ay ka dareerayso, ayaa soo aadday dhanka Xafiiskii Nabadgalyada ee Deegaanka Ardada Jaamacadda.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! Qaybtii 22-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 24 May 2010 22:35

Sheeko Taxane ah: Qaybtii 22-aad:-  Ayuub markii uu Makhaayadda ka quraacday ka-dib, wuxuu dib ugu laabtay oo caadi u dhex-fariistay Hoolkii Muxaadarada. Ku-dhowaad qaddar nus-saac ah markii uu joogay, wuxuu dareemay Wareer. Sidii ruux uu Dhulku la guur-guurayo oo kale ayuu noqday. Isbaddal xoog leh ayuu ka gartay xagga garaacista iyo shaqadii Wadnihiisa. Indhihiisa ayaa bilaabay inay biriq-biriqleeyaan..!!.

Sii Akhri...
 
Hees Jacayl ah Fartuun Omar iyo heesteedii Ixtiraam PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 22 May 2010 18:10
alt
Daawo Video: 
Hees Jacayl ah oo ay noogu luuqaynaysa Fanaanada da'da yar ee Fartuun Cumar oo soo cusboonaysiiyey heesta Ixtiraam, Naf laguugu aaminay adaa saaray oogadayee, adigaa xil qaadayoo oon adkeynin axdigee daawasho iyo maqal wanaagsan:
Sii Akhri...
 
Hees Cusub oo lamagac baxday Tani meey nasugaysay iyo kooxda Qeylo Dhaan Daawo Video PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 22 May 2010 18:02
alt
DAAWO HEESTA CUSUB oo la magac baxday Tani meey na sugaysay: 
Hees cusub oo ay noo soo gudbinayaan Kooxda Qeylo Dhaan oo uu horkacayay Jooqle Shire Jaamac, waa hees wadani ah iyo duca isugu jirta dhagayso iyo daawasho wacan.
Sii Akhri...
 
Shaqsiga todobaadka waxaan ku faaqideeynaa Halyeeygii, Abwaankii, Jilaagii, Maadeeyahii iyo Murtiilihii Soomaaliyeed ee Cabdulle Raage Taraawiil PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 21 May 2010 23:38
alt
Todobaadka iyo shaqsiyada Jimcaha Shaaciye oo aan ku soo qaadaneyno Abwaan Soomaaliyeed oo dadka si weyn u yaqaanaan oo aan u maleyneynin in cid loo sheegayo aysan jirin, balse Jiilka cusub ee soo koraya mudan in la xasuusiyo Taarikhdiisa faneed Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil oo bishii Maarso sanadkii 2000 geeriyooday.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! Qaybtii 21-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 21 May 2010 23:17
Sheeko Taxane ah: Qaybtii 21-aad:- Hawl aan yarayn iyo Waqti ayay ku qaadatay Ayuub qancinta iyo dejinta Qalbigii Ayaan. Ugu dambayntiise waa ay garawsatay Ayaan Tafaasiishii iyo Hadalladii u siiyay Wadaaygeed. Weliba Ayuub wuxuu ka raalli-geliyay Ayaan, inuusan bilowgii hore la socodsiin iyada ballantii Macallimadda.
Sii Akhri...
 
Saado Cali Warsame: Uma gefin C/nuur Alaale ee waxa ay ka jawaabtay siduu ula hadlay Binti Cumar gacal. PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 20 May 2010 14:32
alt
Dhagayso Heesaha Fanaaniinta Binti, Alaale iyo Saado Cali: Dabcan qof kasta si ayuu u tarjumay ama u qaatay heestan ay Fanaanada Saado Cali Warsmae ay ku soo halqabsatay Fanaanka C/nuur alaale, waxaase lagama maarmaan ah in aan dib u milicsano sababta keentay in ay Saado xiligan u soo qaaday heestan iyo wixii ka horeeyey. 
Sii Akhri...
 
Hees cusub Maryan Mursal Ciise iyo Qoomaal daawo Video PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 19 May 2010 09:35
alt
Daawo Video: Hees cusub oo ay si wadajir ah noogu luuqeyn doonaan Fanaaniinta caan baxay ee Maryan Mursal Ciise iyo Fanaanka aan ka dhicin ee Maxamed Axmed Qoomaal, heestaan ayaa ah mid aad kuu xiiso galin doontaa dhagayso oo daawo Maryan iyo Qoomaal:
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! Qaybtii 20-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 17 May 2010 21:33
(Sheeko taxane ah) Qaybtii 20-aad:-   Ayuub Deegaankiisii Hoyga-Jaamacadda ayuu dib ugu soo laabtay,isagoo luudluudaya. Wuxuu aad uga fekerayay arrinta lama-filaanka ku noqotay isaga ee ay Macallimadiisu soo ban-dhigtay. Wuxuu is-weydiinayay wixii Aar-goosi ah ee ay Macallimaddu ku tallaabsan karayso.
Sii Akhri...
 
Fartuum Birimo iyo Heesteedii cusbeyd ee lamagac baxday Ixaan daawasho Wacan PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 14 May 2010 15:53
alt
Daawo Video:
Hees Cusub oo ay inoogu luuqeyn doonto Fartuun A. Sahal "Fartuun Birimo" ayaanu maanta oo Jimco ah inoo soo gudibinaynaa heestan ayaa loogu magac daray Ixsaan waa erayadii Abwaanka da'da yar ee Yusuf Maxamed Muumin Yuusuf Yare Daawasho Wacan iyo dhagayso macaan.
Sii Akhri...
 
Hees Cusub Saado Cali Hees Digniin ah Colaad lama daba socdee, Qaranka Duminta nooga daa, Dadka lagooyada ka daa PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 13 May 2010 14:49
alt
Lonodn Daawo Heesta Saado Cali: Fanaanada caan baxday ee Saado Cali Warsame ayaa inoo soo saartay hees cusub oo lamagac baxday Colaad lama daba socdee, Qaranka Duminta nooga daa, Dadka lagooyada ka daa Hadaba dhagaysi wanaagsan:
Sii Akhri...
 
Jacaylkii iilka dhigay Ayuub...!! (Sheeko taxane ah) Qaybtii 19-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 11 May 2010 21:14
Sheeko taxane ah) Qaybtii 19-aad:- A.A.Fuch:- Ayuubow, ma aan rabo inaan Hadal badan ku lumiyo Waqtiga. Dulucda iyo Ujeeddada aan Aqalkayga kuugu ballamiyay ayaan toos u abbaarayaa, waayo waxaad tahay Wiil Maskax fiican oo durba i fahmi kara, ilana qabsan karaya. Sow sidaas ma aha  Xabiibi..?!!.
Sii Akhri...
 
Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! (Sheeko taxane ah) Qaybtii 18-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 11 May 2010 21:11
(Sheeko taxane ah) Qaybtii 18-aad:- Barafasoorradii Ayuub wax ugu dhigayay Jaamacadda,waxaa ka mid ahayd:Haweeney aan la qabin,ilaa xad iska da'-yarayd,gabar keliya soo dhashay, laguna magacaabi jiray: A.A.Fuch.
Sii Akhri...
 
Fanaanada Caan baxday Saado Cali Warsame oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada London PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 05 May 2010 11:20
alt
London Daawo Sawirada: Waxaa soo gaaray magaalada London, xarunta dalkaasi Ingriiska fanaanada Qaranka Soomaliyeed ee Saado Cali warsame oo kasoo kictintay carigaasi Maraykanka oo ay deegaan ahaan dagan tahay.
Sii Akhri...
 
Ra'iisul Wasaarihii hore Somalia Marxuum Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Mareykanka Daawo Filimka PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Tuesday, 04 May 2010 19:41
alt
FIIRSO FILIMKA: Ra'sulwasaarihii Soomaaliya ee 1962dii Cabdirashiid Cali Sharma'arke oo Booqasho ku tagay dalka Mareykanka iyadoo loo soo dhaweeyey si hagar la'aan ah hadaba filim laga soo duubay waagaas ayaanu idiin haaynaa Maanta hadaba nala daawo
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! Qeybtii 17-aad PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Monday, 03 May 2010 18:13
(Sheeko taxane ah)  Qaybtii 17-aad:-  Ayuub iyo Ayaan, dhowr Saacadood oo Xiisa badan, Raaxane leh ayay Hawada ku sii jireen.Intaas waxay ku sheekaysanayeen Halgankii adkaa ee ay isla soo mareen. Waxay Hadalladooda ku soo darayeen Oraahyadii kala ahaa:"Ishii bugtaay ku bikaacso","Ciil qabow Cadaabta gal","Isha baxarka" iyo kuwa kale oo waayadaas Carrabku u badnaa.
Sii Akhri...
 
Haween waa Toddoba...!! PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 01 May 2010 20:16
Oday-dhaqameed Soomaaliyeed oo waayo hore jiray, waaya-aragnimo ballaaran u lahaa arrimaha bulshada, xagga dhaqankana looga dambeeyay , ayaa waxaa uu damcay in uu Cashar la xiriira Haweenka u gudbiyo Wiil uu isagu dhalay oo markaas guur-doon ahaa.
Sii Akhri...
 
(sheeko taxane ah) Jacaylkii iilka dhigay Ayuub...!! Qaybtii 16-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Thursday, 29 April 2010 20:00
(Sheeko taxane ah)  Qaybtii 16-aad:-  Ayuub ayaa mar keliya Indhaha iyo Dhegahaba wada taagay, markii ay Ayaan weydiisay Su'aashii ahayd:-"Ma-taqaan markaan ku nici doono"...!!. Wiishkii ayaa ku yeeray wiilka, ka-dibna wuxuu ku celiyay Gabadha Weydiintaan:-"Ku-nici doono aa..."?!!.
Sii Akhri...
 
Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! (Sheeko taxane ah) Qaybtii 15-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Saturday, 24 April 2010 10:25
Sheeko Taxane ah: Qaybtii 15-aad:- Ayuub wuxuu aabihiis Arwaax si fiican ugu tifaftiray qorshaha mustaqbaleed ee isaga iyo Ayaan. Waxaa Odayga u muuqatay: in Barnaamijka hor-yaalla wiilkiisa iyo Gabadha uu yahay mid leh yididiilo wacan, haddaan la marin-habaabin, ama ayan si kale wax u dhicin.
Sii Akhri...
 
Shiribka Maanta ee shaaciye waxaa la dhahaa (Halyeeygi haanti keenidiid ka hortegay amaad heshiin?) PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Friday, 23 April 2010 22:12
Shiribka Maanta ee shaaciye waxaa la dhahaa  (Halyeeygi haanti keenidiid ka hortegay amaad heshiin?) 1==hurdadi weeyga haadayoo Waxaa i heeysta heer habaar.
Sii Akhri...
 
(Sheeko taxane ah) Jacaylkii iilka dhigay Ayuub..!! Qaybtii 14-aad:- PDF Print
Soomaalida
Written by siidmohamed   
Wednesday, 21 April 2010 21:43
(Sheeko taxane ah) Qaybtii 14-aad:-  Ayuub iyo Ayaan ayaa isa soo raacay, waxayna u yimaadeen Arji-qore Xafiis ku lahaa agagaarka Dawladda Hoose ee Muqdisho. Arjigii codsiga Tikitka ahaa ee Ayuub ayaa lagu diyaariyay halkaas.Ka-dibna qaddar  Saacad  ah ayay Ayuub iyo Ayaan ku sheekeysteen derbiga agagaarka Badda ah ee ka soo hor-jeedka Kawaanka Mallaayga ee X/Weyne.
Sii Akhri...
 
<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>

Page 1 of 3
Heestii Kawaanka dadka iyo kooxda Qeylo dhaan   Riix hoos:



Ku
Noqo Bogga Wararka ama Booqo Ciyaaraha ama kafaa'ideyso Barnaamijka Caafimaadka hadii Kale News English

Wixii fakarkaaga ah noogu soo hagaaji Emailkeena:

soomaalidamaanta@live.com ama

soomaalidamaanta@hotmail.co.uk

Copyright 2010 Soomaalida Maanta.