|
Friday, 03 July 2009 19:22 |
|
Gothtenborg: Dhamaan warbaahinta dalka Swiidhan ayaan u kala harin inay wax ka qoraan imaanshaha nin ay ku magacaabeen Xasan Xuseen oo la sheegay in lagu casumay shir ay soomaalida dalka Swiidhan sanadkiiba mar ay ku yeeshaan magaalada Gothenborg ee dalka Swidhan.
Sii Aqri...
|
|
|
Saturday, 31 January 2009 14:00 |
 Daawo Sawirka oo weyn iyo kuwo Kale oo cusub iyo Amiin Caamir:
Sii Aqri...
|
|
Friday, 03 July 2009 18:35 |
 Hyderabad Daawo SawiradaÖ "Qolo waliba Maalin bay qiimaysaa ama ay qadarisaa, Annagana maalmahaan Qanacnay ee Qaadirkeen Naga quwad roonaysiiyay Gumaystihii Qarmuunaa Qiimo Ma aan Lihin Hadaanan Xusin ee hadda qabo waa 26ka Juun iyo 1da Luulyo. Waa Ereyadii Abwaanka DA'da yar ee C/raxmaan Yuusuf Maxamed uu ka tiriyay Munaasabadda 26ka Juun iyo 1da Luuliyo.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 03 July 2009 11:50 |
Muqdisho: Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa uga digay ciidamada AMISOM inay dagaalka toos uga soo biiraan oo ay kala qeyb qaataan Ciidamada Dowladda oo ay dagaalka haatan si rasmi awoodooda ugu wiiqaan.
Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in hadii ay AMISOM ka qeyb qaatado dagaalka
Sii Aqri...
|
|
Friday, 03 July 2009 11:47 |
|
Muqdisho: Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo ka mid ah saraakiisha ugu cad cad ee Ururka Xisbul Islaam isla markaana hogaaminaya dagaalka waqooyiga Muqdisho ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar soo baxayay oo sheegayay inuu dagaalka ku dhintay.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 03 July 2009 11:00 |
 Kororso Aqoontaada Su'aalo iyo Jawabo Diini ah: Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 03 July 2009 10:57 |
|
Baydhabo: Kadib markii Abaabulada ciidan iyo cabsida ka jirta qeybo ka mid ah gobalka Bakool ay sii korortay ayaa waxaa markii ugu horeysey kulan looga hadlayo arimaha kasoo cusboonaadey deeganka Yeet kulan ka yeeshey odoyaasha qaarkooda.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 03 July 2009 10:35 |
|
Kolonyo ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ah ayaa la filayaa inay saacadaha soo socda soo gaaraan magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan, kuwaasi oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan watana gawaarida ciidamada.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 03 July 2009 11:10 |
 Garoowe Daawo sawirada: Magaalada Garowe ee xarunta Puntland oo maanta si wayen looga xusay 1uuliya islamrkaan munaasabada kala duwan lugu qabtay gudaha magaalada Garowe.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 15:45 |
 Stockholm Daawo Sawirada: Munaasabadan ka soo wareegtay 49_guuradii markii gobolada Koonfureed Xornimada ka qaateen gumeystihii talyaaniga iyo israacii goboladda koonfureed iyo kuwa waqooyi ayaa xalay si heersare ah loogu xusey magaalada Stockhlom ee dalka Swedan.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 18:25 |
|
Muqdisho:-Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku geeriyootay 10-kalana weey ku dhaawacmeen ka gadaal dagaal hor leh oo galabta ka dhacay degmada H/wadaag ee magaalada Muqdisho,iyadoo dhinaca kale dagaaladi barqanimadi maanta ka bilowday degmada Kaaraan ay sii xoogeysteen galabnimadi maanta.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 18:32 |
 Barcelona: - Naadiga Barcelona ee dalka Spain ayaa sheegtay in ay ubandhigay weeraryahankeeda udhashay dalka Cameroon Samuel Eto'o dalab ah in uu ukordhiyo qandaraaska uu kula joogo isaga oo hadii uu aqabalo saixiixi doono heshiis laba sana ah.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 13:46 |
 Muqdisho:-Wasiiru dowlada arrimaha gaashaandhiga Dowlada KMG Somalia Yusuf Maxamed Siyad Indhacade oo maanta la hadlay laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalo shalay ilaa iyo maanta ku dhexmarayey ciidamada Dowlada KMG Somalia iyo xoogaga Xisbul Islaam iyo Xaraka Shabaab Al Mujaahidiin oo dhinac ah.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 13:59 |
 LYON:-Kadib marki ay kooxda Lyon ka iibisay naadiga Real Madird weeraryahankoodii qatarta ahaa Karim Benzema ayaa waxaa ay haatan xooga saareeysaa sidii ay ku heli laheyd weeraryahan bedel unoqon karo booska uu ka tagay xidigaasi reer France waxaana ay diirada saareeysaa weeraryahanka kooxda Juventus David Trezeguet.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 15:33 |
 Kuala Lumbur Daawo Sawirada: Waxaa magaaladda Kuala Lumpur ee dalka Malaysia xalay lagu qabtay Munaasabadda 1-da luulyo, Taasow lagu qabtay Jaamacadda looga jacel yahay Jaamacadaha ka jirada dalka Malaysia,
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 13:22 |
|
Baydhabo: Kadib markii qeybo ka mid ah gobalka Bakool aysoo buuxdhaafiyeen Ciidamo ka tirsan dowlada KMG soomaaliya iyo maleeshiyaad kale oo tababar loogu soo gabagabeeyey deegano ka tirsan ismaamulka soomaalida ee itoobiya ayaa waxaa laga dareemaya deegaanada ciidamada dowlada ay ku sugan yihiin barakac iyo cabsi intaba.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 11:29 |
 Muqdisho:-Dagaalo ayaa mar kale maanta ka bilowday degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku dagaalamayaan ciidamo ka tirsan Dowlada KMG Smalia iyo xoogaga Islaamiyiinta ah ee sida aadka ah uga soo horjeedo ee kala ah Xisbul Islaam iyo Xarakada Shabaab Al Mujaahidiin.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 11:12 |
 BRUSSELS:- Tababarihii kooxda Zenit St Petersburg ee dalka Russia Dick Advocaat ayaa loo magacaabay macallinka cusub ee xulka qaranka Belgium isaga leylinta kooxda qaranka bilowda sanada soo aadan.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 10:54 |
 PARIS: - Weeraryahanka caanka ah ee dalka Faransiiska Karim Benzema ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Real Madrid kadib markii uu kasoo wareegay kooxda ka dhisan dalka France ee Olympique Lyon marki ay ku heshiiyeen labada naadi.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 10:43 |
 Sirete:-Madaxda dalalka IGAD oo shir gooni ah shalay ku yeeshay dalka Libiya oo uu ka socdo shiwrweynaha dalalka Midowga Africa ayaa kulankooda kadib bayaan ay soo saareen waxaa ay kasoo saareen baaq ku aadan Qaramada Midobay oo ay kaga daladeen in ay dib raad raacid ku sameyso go,aanki ay dowlada KMG Somalia ku dalbatay ciidamo ka socda dalalka deriska la ah Somalia.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 10:41 |
 B/weyne:-Ciidamo ka tirsan Milatariga dalka Ethiopia ayaa xalay soo gaaray deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 20km dhinaca waqooyi bari kaga beegaan magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan,halka ciidamado ka tirsan Xarakada Shabaab Al Mujaahidiin ay ku dhawaadeen iyagana magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 10:34 |
|
Muqdisho: Dowlada KMG Somalia iyo xoogaga kasoo horjeeda ayaa siyaabo isku mid ah uga hadlay dagaalki shalay ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho iyadoo midba uu guul ka sheegtay dagaalkaasi oo ka mid ahaa kuwi ugu xumaa ee ka dhaca degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 10:32 |
|
Muqdisho:-Inkastoo xaalad kacsanaan ah wali laga dareemayo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia ayaa hadana waxaa xasilooni aan caga adag ku taagneyn laga dareemayaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho iyo xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid oo ay shalay ka dhaceen dagaalo culus kuwaas oo udhaxeeyey ciidamada Dowlada KMG Somalia iyo Xarakada Shabaab Al Mujahaadiin.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 10:27 |
|
LONDON:- Xulka dhawaan ku guuleystay koobka Confederations Cup ee Brazil ayaa kusoo laabtay hogaanka qiimeynta xulalka aduunka ee ay FIFA sameyso bil walbaa kadib marki ay ka maqneyd darajadaasi tan iyo bishii August ee saadi 2007 iyadoo xulka Spain oo hogaanka hayey mudo hal sana ah laga tuuray booska afaraad ee qiimeynta FIFA.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 02 July 2009 00:41 |
 Khartoum: Naadiga B/telcom oo ka qeyb galayay tartankii 35 aad ee dowladaha bariga iyo Bartamaha africa ayaa kulankii 1aad ee uu cayaaray waxa uu galay barbar dhac 2-2 ah isagoo la ciyaarayay dhigiisa kasoo jeeda wadanka Tanzaniya ee lagu magacaabo Prisons.
Sii Aqri...
|
|
Wednesday, 01 July 2009 23:23 |
|
Arrimo Diini Ah: Bayaan ay soo saareen laba ka mid ah culimada dunida muslimka ugu caansan ayaa loogu baaqay kooxaha Soomaaliya isku dilaya inay dagaalka joojiyaan iyadoo dhanka kalana uu bayaanku qaadaa dhigay laba shubho oo dhiigga daadintiisa lagu bannaystay taasoo ay diin ahaan u daah rogeen.
Sii Aqri...
|
|
Wednesday, 01 July 2009 23:21 |
|
Kismaayo: Maamulka islaamiga ah ee kismaayo ee xarunta goblka jubada hoose ayaa manta waxa uu shaaciyay inay mudo dhan Sadex maalmood ay u qabteen ganacsatada ku ganacstada hareeraha wadooyinka waawayn ee magaalada ksimaayo,taasoo uu mamaulku sheegay inuu oga danleeyahay soo celinta bilicda magalada ksiamayo.
Sii Aqri...
|
|
Wednesday, 01 July 2009 23:08 |
 Muqdisho Daawo Sawirada: Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay uuna soo qaban qaabiyay Maamlak Gobolka Banaadir islamarkaana lagu xusay Maalinta Xornimada Soomaaliya ee 1-da Luulyo ayaa xalay lagu qabtay Xarunta KMG ah ee Maamulka Gobolka Banaadir Magaalada Muqdisho waxaana ka soo qeybgalay Mas’uuliyiin kala duwan
Sii Aqri...
|
|
Wednesday, 01 July 2009 22:57 |
 Kuala Lumbur Daawo Sawirada: Waxaa maanta Munaasabada 1-da Luulyo lagu qabtay Mac-hadka Rima ee dalka Malaysia. Mac-hadka Rima waa Mac-hadka ugu badan ee Ardayda Soomaaliyadeed wax ka bartaan, Munaasabadaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Maamulka iyo Shaqaalaha ee Machadka Rima.
Sii Aqri...
|
|
Wednesday, 01 July 2009 10:57 |
 Khartoum Daawo Sawirada: Naadiga suxufiyiinta Soomaaliyeed ee dalka sudan ayaa xalay qabtay xaflad si aad ah loosoo agaasimay taasoo lagu soo dhaweynayay wafdiga barlamanka ee uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka 1aad ee barlamanka Prof Dhalxa kuwaasoo gaaraya ilaa 13 xildhibaan oo siminaar u jooga dalka sudan,
Sii Aqri...
|
|
Wednesday, 01 July 2009 10:58 |
 MILAN:- Kabtankii hore ee xulka Talyaaniga iyo kooxda AC Milan Paolo Maldini ayaa diiday in uu ku biiro kooxda Chelsea oo udirtay dalab ah in uu ka mid noqdo kaaliyaasha macallinka cusub ee kooxda Carlo Ancelotti.
Sii Aqri...
|
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
|
Page 1 of 258 |