|
Friday, 04 December 2009 01:17 |
 TACSI. Ururka Nabada & Horumarinta Soomaaliyeed ee xaruntiisu tahay magaalada Stockholm ee dalka Sweden waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan dowlada Soomaaliya, eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen allaha u naxariistee Madaxdii & ardaydii soomaaliyeed ee sida naxariisdarada ah maantay loogu xasuuqay hotelka Shamo ee magaalada Muqdsisho.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 20 November 2009 13:40 |
 Tacsi: Waxaa dhowaan ku geeriyootay magaalada Mogadishu ALLAH u naxariiste Xaliima Sacdiya Maxamed Sh. Xassan Tariiqda markey eheyd 19-ka Nov 2009 waxaan Eebe uga baryeeynaa inuu samir iyo iiman ka siiyo ehelkii ay ka baxday marxuumadda.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 03 November 2009 19:16 |
 MUQDISHO:-Dhamaan Bahda warbaahinta waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Wariye C/casiis Golf oo Ayeeyadiis Marxuumad Faacadey Abuukar Googooye ay maanta ku geeriyootay Isbitaalka Carafaat ee Garasbaaley duleedka Muqdisho, gaar ahaan waxay tacsi gaar ah u dirayaan oo ayeeyadiis.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 01 November 2009 15:46 |
 Muqdisho Daawo Sawirada: Waxaa maanta oo Axad ah Allaha u naxariistee Macalin Nuur Maxamed Siyaad lagu aasay magaalada Muqdisho, gaar ahaan qabuuro ku yaal degmada Madiina,
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 01 November 2009 13:15 |
 Tacsi Tiiraanyo leh: Maxamed Cabdulle Xasan "Siidi" Tfaftiraha Shabakadan Soomaalida Maanta iyo Wariyeyaasha iyagoo isku duuban waxa ay tacsi Tiraanyo leh u dirayaan Dr. Cabdulqaadir Xuseen Maxamuud iyo qoyska reer Koofiyadcadde oo hooyadood Allaha u naxariistee habeen hore magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyootay Xaajiyo Faaduma Abuukar Ibraahim.
Sii Aqri...
|
|
Saturday, 31 October 2009 14:57 |
 Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xildhibaan Prof. Cali Maxamed Geedi iyo Xaaskiisa Faaduma Xasan Cali iyo mas’uuliyiin kale oo tacsi tiiraanyo leh u diray Dr. Cabdulqaadir Xuseen Maxamuud iyo qoyska reer Koofiyadcadde.
Sii Aqri...
|
|
Saturday, 31 October 2009 14:35 |
 Nairobi: Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xildhibaan Prof. Cali Maxamed Geedi iyo Xaaskiisa Faaduma Xasan Cali, Xildhibaanno, Diblomaasiyiin iyo Aqoonyahanno ayaa tacsi u diray Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Injineer Ibraahim Guure Aadan.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 30 October 2009 15:51 |
Tacsi Tiiraanyo leh: Xubnaha Beesha Mudullood ee ku nool Magaalada Edmonton, Alberta, Kanada , oo magacahoodu hoos ku qoran yihiin, iyagoo ka tiiraanyeysan geerida ku timid Maclin Nuur Maxamed Siyad oo ku geeriyooday Nairobi, Keenya Okt. 28/09, waxay tacsi u dirayaan dhammaan ubadki u dhalay, qaraabadiisi, eheladiisi iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Macalin Nuur wux ahaa shaqsi nin ka badan oo aad looga yaqaan gees ilaa gees dalka Soomaaliya oo dhan.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 29 October 2009 13:40 |
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa marxuumka alle haw naxariistee Macalin nuur maxamed siyaad oo ahaa caalim weyn oo soomaaliyeed oo ku geeriyooday magaalada Nayroobi ee dalka kenay waxaan leenahay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo dadkii uu ka tegayna ehel iyo awlaad iyo aqaariba dhamaan reer maxamed siyaad ilaahay ilahaay samir iyo iimaan haka siiyo aamiin aamiina aamiina anaga oo ah eheliyadiisa ku nool.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 29 October 2009 13:33 |
Muqdisho: Dhamaan Guddoomiyeyaasha iyo madaxda xiriirada kala duwan ee heer Qaran iyo ururada isboortiga, dhamaan guddoomiyeyaasha Olombikada Gobolada dalka iyo kuwa degmooyinka gobolka Banaadir, dhamaan Garsooreyaasha, Ciyaartoyda,Tababareyaasha iyo taageerayaasha ciyaaraha, saxaafadda iyo dhamaan bahweynta ciyaaraha Soomaaliyeed Waxayna Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Ehelada iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Sheeka Soomaaliyeed Allaha ha u naxariistee Macalin Nuur Maxaa Siyaad oo ku geeriyootay magaalada Nairobi waxayna illaah uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo eheladii iyo qarabaadii uu ka geeriyoodayna samir Iimaan Eebbe ka siiyo.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 29 October 2009 12:38 |
 Nairobi: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Somalia Prof. Xildhibaan Cali Maxamed Geedi iyo Xaaskiisa Faadumo Xasan Cali Barrow waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan Ummada Soomaaliyeed oo uu ka dhuuntay Caalim culus, Marxuun Macallim Nuur Maxamed Siyaad isagoo ku geeriyooday magaalada Nairobi maalintii shalay habeenimadeedii oo taariikhdu ay ku beegnayd Oktoober 28th, 2009 allaha u naxariistee Macallimkii Macallimiinta Soomaaliyeed.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 29 October 2009 12:37 |
Cirku soo ma dumin, waayoo geeridu waa haq, ha yeeshee Caalim culus ayaa dhuuntay, waxaa taariikhdu markey aheyd Oktoober 28th, 2009 magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ku geeriyooday allaha u naxariistee Macallimkii Macallimiinta Soomaaliyeed Marxuun Macallim Nuur Maxamed Siyaad. Marxuunka waxaa ka diin qaadey macalli-miin aan halkaan tiradooda lagu soo koobi kareyn,
Sii Aqri...
|
|
Friday, 23 October 2009 19:51 |
Maamulka Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho waxay tacsi u dirayaan Md. C/raxmaan Xuseen Cabdi (Kolly) oo hooyadii marxuumad Faadumo Xuseen Maxamuud maanta salaadii Jimcaha kaddib ku geeriyootay Degmada Madiina ee magaalada Muqdisho, waxaana ka mid ah mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha maamulka Dekedda Muqdisho:- - C/Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda
- Maareeyaha Dekedda Muqdisho Eng. Cabdi Jiinow Calasow
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 22 October 2009 20:35 |
 Tacsi: Dhaman Odayasha iyo wax Garadka, Culumaa' Udiinka Aqoonyahanada, Indheergaratka iyo Dhalinyarada, Besha Muuse Yuusuf, Waxeey tacsi u dirayaan dhamaan eheelka uu ka Geeriyooday Nabadoon Xasan Xuseen Jilibey.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 15 October 2009 12:26 |
 Tacsi: Waxaa taariikhdu markay aheyd 14-10-2009 Isbitaal ku yaala Magaalada Bremen ee Dalka Jarmalka Ku Xijaabtay Allaha u Naxariisto Marxuum Xaaji Maxamed Axmed Badiil oo Dhowaanahan arrimo la xiriira caafimaadkiisa u joogay halkaasi. Dhamaan Beesha Mudulood ee ku nool Magaalada Aarhus ee Dalka Denmark waxay
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 20 August 2009 20:46 |
 Jaaliyadda Mudulood ee Birmingham: Waxaan Tacsi Muruga leh halkaan uga direynaa dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariiste Marxuum Col: Cumar Fiyaasko Waxaanu leenahay Samir iyo IImaan allaha naga siiyo dhamaanteen Asigana Waxaan u rajeyneynaa Jannadii Fardowsa in alle ka waraabyo.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 August 2009 13:54 |
 Tacsi Tiiraanyo Leh: Dhamaan Bahweynta Saxaafada Qeybahooda Kala Gedisan Iyo Maamulka Shaqaalaha Howl Wadeenada Idaacada Banadir Waxa Ay Tacsi tiiraanyo Leh U Dirayaan, Agaasime Ku-xigeenka Idaacada Banadir Cali Muxumad Aadan (Cali Madoobe) oo Aabihii Marxuum Muxumed Aadan Dhigbil uu ku Geeriyooday Degmada Galcad ee Gobalka Galguduud.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 13 August 2009 13:07 |
 Tacsi Nasdin leh: Angaoo kala ah Mashaa'iiqda magacyadooda hoos ku xusan Dhamaanteen waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodayn jamaacadii tabliiqa ahayd ee lagu laayay Gaalkacyo waxaanu leenahay shuhadadaasi rabbi naxariistii jano ha idinka waraabiyo.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 13 August 2009 12:09 |
 Tacsi tiiraayo leh: Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi raajucuun waxaan halkaan tacsi tiraayo leh ugadirayaa dhamaan umada Islaamka ah meel kasta oo ay joogaanba, falkii foosha xumaa ee loogu gastay masaajidka Towfiiq ee magaalada Gaalkacyo ee lagu dilay wadaadada Islaamka ah ee Allaah dartii ugu jiray fidinta Diinta Islaamka
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 09 August 2009 18:13 |
 Tacsi Tiiraanyo Leh: Waxaa Ilaahay looga baryayaa marxuumka Nabadoon Haji Macow Kulmiye oo ku geeriyoday Warshiikh in uu Illaah ka waraabiyo janatul fardowsa, dhammaan eheladiisa, qaraabadiisa, asxaabtiisa iyo shacabka Soomaliyeedba uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamin, Aamiin Aamiin.
Sii Aqri...
|
|
|