|
Friday, 25 September 2009 09:51 |
 Barnaamijka Caafimaadka Cudurada Haweenka: Macnaha ereygu waa uurka oo si aan la filaynin u dhamaada iyadoo ilmuhu lumayo ka hor todobadka 24-aad ee uurka, Qiyaastii afartii uur mid baa dhicin ku dambeeya, kuwaasoo intooda badani dhacaan inta lagu jiro 12-ka todobad ee uurka ugu horeeya.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 18 September 2009 16:20 |
 Barnaamijka Caafimaadka Cudurada Haweenka: Unugyada kansarku waa unugyo aan caadi ahayn. Unugyada kansarka qaarkood waxay sameyn karaan ka soo-bax loo yaqaano burooyin.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 11 September 2009 13:38 |
 Barnaamijka Caafimaadka, Cudurada Caruurta ku dhaca aan ku hormarno Hargabka Bacdamaa ay jiraan boqolaalo fayrusyo ee keeno hargabka, waxaa suurto gal u ah carruurta inay qaadaan hargabyo iska dabo xiga. Waxay hargabyada caadi ahaan yimaadaan xilliga jiilaalka, markii ay dadka waqtigooda ku qaadanayaan gudaha guriga.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 04 September 2009 11:05 |
 Barnaamijka Caafimaadka, Qeybtii Labaad ee dhibatooyinka Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa ah dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 25 August 2009 16:06 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Inta aad uurka leedahay, waxa laga yaabaa inaad yeelatid xoogaa ah dhib iyo raaxo-daro hadba marka jirkaagu is beddelo. Isku day talaabooyinkan aasaasiga ah oo la hadal dhakhtarkaaga ama kalkaalisada si aad u heshid talo dheeraad ah. Ha isticmaalin wax ah dawooyinka la iska iibsan karo warqad dhakhtar la’aan ama dhir/geedo adiga oo aan marka hore la hadlin dhakhtarkaaga.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 14 August 2009 10:45 |
 Barnaamijka Caafimaadk: Waa Maxay Saraynta Sonkorta Dhiigga? Saraynta sonkorta dhiigga macnaheedu waa macaanka (sonkorta) oo ku badan dhiigga. Waxaa kale ood maqli karta erayga hyperglycemia. Haweenka qaba sonkorowga haddana Uurka yeesha, iyo haweenka ay sonkorta ku dhacdo intay uurka leeyihiin, oo la yiraahdo Sonkorowga uurka waxay u baahan yihiin inay heerka sonkortooda xukumaan.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 07 August 2009 11:36 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Endometriosis waa xaalad guud oo saameysa boqolkiiba toban dumar ah. Waa xaalad baadanaa ku jira ilmo galeenku laga helo meelo aan caadi ahayn oo jirka ah. Badanaa inkastoo, endometriosis laga helo lafaha miskaha. Tani waxay dhalin kartaa astaamo badan sida xanuun miskeed iyo madhaleysnimo.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 03 August 2009 10:45 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Sidii lagaaga Caawin lahaa ama xaaskaaga looga caawin lahaa: Wallac (Lalabo iyo Matag Xilliga Uurka) Qodobadan soo socda waxay kaala talinayaan sidii lalabada iyo matagu kaaga khafiifi lahaayeen.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 30 July 2009 19:11 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Horudhac: Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 21 July 2009 15:30 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Swine Influenza (swine flu) waa cudur neefasashada ee doofaarada kaas oo uu sababo nooca A ee faayraska hargabka.Hargabka xun ee swine flu wuxuu ku faafaa kuna dhacaa doofaarada. Caadi ahaan, swine flu dadka kuma dhaco, laakiin jeermiskaas cudurka dhaliya dadka wuu ku dhici karaa.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 14 July 2009 10:52 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Kaadi-saaristu waa daweyn la isticmaalo marka kilyuhu ay joojiyaan inay si fiican u shaqeeyaan. Kaadi-saarista waxaa loo isticmaala in dheecaanka siyaadada ah iyo qashinka laga saaro jirkaaga. Waxa jira laba nooc oo ah kaadi-saaris:
Sii Aqri...
|
|
Saturday, 04 July 2009 09:41 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Yiridku waa jeermis ah calaamad hore ee cudur cirrid. Wuxuu yimaadaa marka huuro ay ku buuxsanto inta u dhexeysa ilkaha iyo cirridka. Huuradu waa lakab ilkahaaga ku dhega oo ka yimaada cuntada, jeermiska iyo dheecaanka. Waqti ka dib ayaa kororkaan wuxuu noqon karayaa jeermis cirridka ku dhaca.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 26 June 2009 12:45 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Kudku (anthrax) waa cudur halis ah oo ay sababto bakteeriya sameysata unugyo abuur ah (spores). Kudku waxa uu ku ridi karaa cudur marka uu kaa galo maqaarka, sambabka, caloosha, ama habka dheefshiidka Waxa uu keeni karaa geeri haddii aan la daweyn.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 22 June 2009 19:44 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Garashada Sonkorowga (Diabetes): Haddii aad qabto sonkorow sannado badan iyo haddii lagu yiri sonkorow baad hadda qabtaa, keligaa ma tihid. Inta u dhaxaysa 170 - 180 malyan oo qof ayaa qaba sonkorow dunida. Xogta hoose ayaa kaa caawimi doonta garashada sonkorowga iyo sida loogu noolaado horumar adigoo qaba.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 12 June 2009 14:46 |
 Barnaamijka Caafimaaka wax ka barao cudurka Soomaalida ay u taqaano WaraaboowgaIsfiilatadu waa cudurrada lagu kala qaado galmada oo layska qaado marka ay istaabtaan xubnaha galmada ama xubnaha galmada iyo xuubka afka ama futada.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 31 May 2009 00:26 |
 Barnaamijka Caafimaadka oo aad nooga barateen Axad Waliba, wax ka baro cudurka keena COPD waa koox ah cudurada sambabka oo xaniba socodka hawada marka aad neefta sii daynaysid ama qaadanaysid.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 24 May 2009 13:30 |
 Barnaamijka Caafimaadka oo aad nooga barateen Axad Waliba kororso aqoontaada, Wax ka baro Cudurka keena Wadne Gariir (Atrial Fibrillation), Wadne gariir loo yaqaanno (Atrial Fibrillation amase A-fib amase atrial fib).
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 17 May 2009 01:22 |
 Barnaamijka Caafimaadka ood nooga barateen Axad waliba: Sonkorta dhiigga ee hooseysa macnaheedu waa inaadan lahayn sonkor kugu filan ama gulukoos dhiiggaaga ku jirta, sonkorta dhiigga ee hooseysa waxaa loo yaqaannaa hypoglycemia.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 11 May 2009 00:19 |
 Banaamijka Caafimaadka ku faa'iideeyso Afkaaga hooyo: Angina waa xanuun ama feeraha, gacmaha, daanka ama dhabarka qaybta sare dadka ka qabta oo uu sababo hoos u dhaca dhiigga ku shubma wadnaha.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 03 May 2009 15:55 |
 Barnaamijka Caafimaadka soona baxa Axad Waliba Soomaalida Maanta ka kororso : Waa maxay HIV? HIV waxay u taagan tahay fayraska hoos u dhiga difaaca jirka bani’aadamka. HIV wuxuu dhaliyaa AIDS.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 26 April 2009 10:44 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Qeybtii Labaad Noocyada Madax Xanuunka (Qeybta 2-aad), Madax xanuun waa xanuun madaxa kaa qabta. Waxaa jira noocyo kala duwan iyo sababo madax xanuun.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 20 April 2009 17:04 |
 Barnaamijka Caafimaadka Qeybtii 1-aad: Madax xanuun waa xanuun madaxa kaa qabta. Waxaa jira noocyo kala duwan iyo sababo madax xanuun. Madax Xanuunka Sanqaroorka (Sinus Headache) Madax xanuunka sanqaroorku wuxuu sababaa xanuun madaxa iyo wejiga ah.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 13 April 2009 17:43 |
 Arrimaha Caafimaadka: Waa xanuunka ugu dawada sahlan ee kamida STD-ga (Cudurada lagu kala qaado galmada). Waxa dhalin kartaa natiijo xun hadii muddadu dheeraato, hadii aan hore loo daweeyn.
Sii Aqri...
|
|
Saturday, 04 April 2009 13:11 |
 Ka Faa'ideeyso Arrimaha Caafimaadka: Jabtidu waa infekshan bakteeriya dhaliso. Waa lagu kala qaadaa galmada (isutaga), waxayna ku dhacdaa xubnaha hoose iyo luqunta.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 29 March 2009 16:38 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Salmonellosis waa nooc ka mid ah Gastroenteritis waxaana keena jeermiska Salmonella. Salmonella wuxuu wax yeelli karaa qofkasta, wuxuuse ku badan yahay carruurta ka yar 5ta sano iyo dadka dhallinyarada. Astaamuhu badanaa aad bay u daran yihiin xagga dadka waaweyn iyo kuwa dhibaatada caafimaad qaba.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 22 March 2009 16:21 |
Barnaamijka Caafimaadka, Waa maxay Giardiasis? Giardiasis waa noc ka mid ah Gastroenteritis waxaa keena bahal yar oo ku dhexnool mindhicirka loona yaqaan Gardia Lamblia. Giardiasis qof walba waa ku dhici karaa, wuxuuse u badan yahay kuwa dhashay, carruurta, iyo dadka de’doodu u dhexayso 20 ilaa 40 sanadood.
Waa Maxay Astaamaha Giardiasis? Astaamaha ugu badan ee Giardiasis waa shuban,
Sii Aqri...
|
|
Monday, 16 March 2009 12:50 |
Kororso Aqoontaada Barnaamijka Caafimaadka: Waa Maxay HIV, AIDS? HIV waxay u taagan tahay fayraska hoos u dhiga difaaca jirka bani’aadamka. HIV wuxuu dhaliyaa AIDS.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 05 March 2009 17:52 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Cudurka Alzheimer waa nooca ugu badan ee caqli suulidda. Caqli suuliddu waxay dhacdaa iyada oo ka dhalata isbeddellada ku yimaada maskaxda ee saameeya awoodda qofku in uu ku fekero oo wax xusuusto. Waxay noqon kartaa mid aad u daran oo saameysa hawlo maalmeedka.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 02 March 2009 10:05 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Wadne qabad waxaa kaloo loo yaqaannaa myocardial infarction ama MI. Wuxuu dhacaa marka marin dhiig oo quudiya muruqa wadnaha uu xannibmo. Socodka dhiigga ayaa ka joogsada qayb wadnaha ka mid ah.
Sii Aqri...
|
|
Wednesday, 25 February 2009 20:21 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Cudurka bararka xiidmuhu (Crohn) waa cudur malawad oo aan la garaneynin waxa keena. Xiidmaha ama malawadka ayaa barara si fiicanna uma shaqaynayaan.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 20 February 2009 09:42 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Cagaarshwgu waa erey xaga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus).
Sii Aqri...
|
|
Wednesday, 18 February 2009 14:30 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Hadii cunugaaga korkiisa uu kululyahay, waxaa dhici karta iney heyso waxa takhaatiirtu ay dhahaan "Qandho". Takhaatiirtu waxey ku cabbiran heer-kul-beeg (thermometer).Haddii heer-kul-beega uu sheego 100.4F (38c), taas macnaheeda waa cunuga waxaa haya "Qandho", jirkoodana waa ka kululyahay siduu caadiyan ahaan jirey.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 17 February 2009 09:25 |
 Barnaamijka Caafimaaka: Shubanka markaad qabto, marar badan ayaa saxaro ku qabanaysaa ama waxaa kaa imaanaya saxaro dareere ah oo jilicsan. Shubanku wuxuu badanaa ku dhammaadaa 2-3 maalmood.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 13 February 2009 14:18 |
 Barnaamijka Caafimaadka, Kororso Aqoontaada oo wax ka baro: Saxaro adayg waxaa loola jeedaa saxaro aad u adag ama saxarada ayaa u adag in ay qofka timaaddo.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 08 February 2009 15:42 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Waxaa soo badanayay baryihii dambe akhbaarta ka imanaysa gobolada Hiiraan iyo shabeellada dhexe ee sheegaya in daacuun caloole uu ka dillaacay halkaasi oo dad badan ay la bukaan dad kalena ay u geeriyoodeen.
Sii Aqri...
|
|
Saturday, 07 February 2009 17:47 |
 Arrinta Caafimaadka: STD-yada waxaa sidoo kale loo yaqaannaa cudurrada xubnaha galmada. Waxaa sababa jeermis ku nool maqaarka ama dheecaannada jidhka sida shahwada, dheecaanka siilka ama dhiigga. Jeermiska waxaa gudbiya qof bukka badanaa siday uga gudbaan, waa isu ag/galmo, maqaar, dhiig, ama dheecaan jidh.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 06 February 2009 16:10 |
 Arrimaha Caafimaadka: Dhiig yari waa tirada unugyada dhiigga cas-cas oo ka yar sidii caadiga ahayd. nugyada dhiigga cas-cas waxay ogisjiinta u xanbaaraan qaybaha jidhka oo dhan. arka ay tirada unugyada dhiigga cas-cas yar yihiin, ogsijiin yar ayaa soo gasha qaybaha jidhka. ani waxay qofka ka yeeli kartaa mid dareema in uu daallan yahay oo daciif yahay.
Sii Aqri...
|
|
Thursday, 05 February 2009 09:29 |
 Arrimaha Caafimaadk: TB waa cudur uu keeno jeermis loo yaqaanno bakteeriyo oo badanaa ku dhaca sanbabada. TB waxay kugu dhici kartaa marka aad ku neefsato jeermiska. Waxaad halis sarreysa ugu jirtaa in aad qaaddo TB haddii habka jidhku cudurada uu isaga difaaco ay daciifto.
Sii Aqri...
|
|
Sunday, 01 February 2009 13:32 |
 Barnaamijka Caafimaadka iyo qeybtii labaad ee Neefta: Si aad uga hortagto Neef in ay ku Qabato • Daawada neefta mar walba wado. Qaado daawooyinka kuu qorsheysnaa xataa haddii calaamaduhu kaa tagaan.
Sii Aqri...
|
|
Friday, 30 January 2009 14:29 |
 Barnaamijka Caafimaadka: Kaadi sonkorowgu waa cudur uusan jidhkaagu si habboon u isticmaali karaynin cuntada aad u cuntid inaad tamar ka hesho. Unugyadaadu waxay u baahan yihiin tamar si ay u noolaadaan una koraan.
Sii Aqri...
|
|
|