Salaamaha
Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakadaha Soomaalida Maanta iyo Warsheekh Oo Tahniyad Dhalasho Udirayaan Tifaftiraha Shabakada Warsheekh PDF Print
Monday, 25 January 2010 23:50
Hambalyo: Dhamaaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakadaha Soomaalida Maanta iyo Warsheekh waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh uga dirayaan Webmasterka Shabakada Warsheekh C/raxman Xaaji C/llaahi iyo Sahro Jimcaale Maxamed oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh. Sii Aqri...
 
Tahniyad Aroos oo ka dhacday Magaalada Muqdisho PDF Print
Wednesday, 13 January 2010 12:33

MUQDISHO:-Dhamaan dadka hoos ku qoran waxa ay u hambalyeynayaan Arooska iyo Aroosada Ifoon Ciise Axmed iyo C/salaam Daahir Maxmuud oo ku aqal galay Magaalada Muqdisho.

Sii Aqri...
 
Tahniyad iyo Hambalyo loo dirayo Aroos ka dhacay dalka Kenya PDF Print
Sunday, 20 December 2009 12:01
Nairobi: Dhamaan dadkan hoos ku qoran  oo kala jooga Sudan, Nairobi, Sweden, Adis ababa, England, Malesia, Pakistan, Gaaboon, Malta, Italy iyo Soomaaliya waxey tahniyad farxadeed   u dirayaan arooska ito aroosadda xidiga iyo xidigadda Axmed Maxamed Daahir (Afgooye) iyo Canab Cumar Macallin oo arooskooda ka dhacay xarunta dalka kenya ee Nairobi, waxeyna leeyihiin noqda kuwii isku waara islamarkaaana kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano waxeyna usii raacinayaan  guurkii lagu nastee lagu nagaadee wadajiree nabad galaa allahayow idinka yeel allahayow idinkayeel. Sii Aqri...
 
TAHNIYAD DHALSHO. PDF Print
Tuesday, 08 December 2009 08:28
MUQDISHO:-Dhamaan dadka hoos ku qoran waxa ay hambalyo u dirayaan Mukhtaar Cadow Maxamuud iyo Hodan Daahir.
Sii Aqri...
 
Hambalyo Bogaadin iyo Tahniyad Aroos kadhacay magaalada Muqdisho PDF Print
Sunday, 25 October 2009 23:05

Xaflad Aroos: Anagoo kala ah dadka ay magacyadooda hoos ku qoran yihiin oo kala joogna Somalia, Kenya, USA, Finland, Denmark, England waxaan hambalyo bogaadin iyo tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan CARUUSKA Maxamed C/Laahi Daahir (Daacad) & ARUUSADA Farxiyo Maxamed Cumar (Farxiyo Ladan) oo ku aqal galay magaalada Muqdisho: Sii Aqri...
 
TAHNIYAD DHALASHO OO FARXAD LEH. PDF Print
Saturday, 24 October 2009 13:40
Dhamaan dadka kala joogo USA, UK, Yemen, Jiddah, Somalia, Addis Ababa, Muqdisho, Kenya Nederland Egypt iyo dunnida dacaladeeda waxaan Tahniyad Dhalasho ah u diraynaa Cabdiraxmaan Guure Maxamed iyo Xaaskiisa Muna Cali Maxamed oo dhawaan Gabar ugu dhalatay dalka Holland ee Caasimada Amesterdam gabadhaasi oo loo bixiyey Caa'isha Cabdiraxmaan. Sii Aqri...
 
Tahniyad Aroos Farxad Leh oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo PDF Print
Saturday, 10 October 2009 23:28

Dhamaan Dadka kala jooga India, USA, Sweden, Holland, Kenya, Ugandha, Finland waxa ay tahniyad aroos ah u dirayaan Arooska Iyo Aroosadda Mahdi Maxamud Sahal (Lucky) Iyo Ifraax Sh Salad Cali (Ifka) oo tariikhdu markay ahayd 7/10/2009 ku aqal galay magaalada Gaalkacyo ee Maamul Goboleedka Galmudug State Waxayna leeyihiin Sii Aqri...
 
Tahniyad Aroos Farxad Leh oo ka dhacay dakla Norway magaalada Oslo PDF Print
Tuesday, 06 October 2009 07:31
Tahniyad Aroos Oo Farxad Leh: Dhamaan ehelada iyo qaraabda dagan Norway, Sweden, Uk, USA, Sweasarland, Filand, Somalia, Kenya, Uganda IYO meel waliba eey joogaan waxay leeyihiin hambalyo Caruuska iyo Caruusadda kala ah Maxamed C/naasir Xuseen Dhiif IYO Khadiija Muuse Xaaji Aadan Qoryoole, kuwaasoo maherkoodu uu ka dhacay dalka Norway magaalada Notodden taariikhdu markay aheyd 03/10/09, maalinimo Sabti ah, abaarihii 16:00 Galabnimo. waxaana halkan Tahniyad ka diraya dadka kala ah: Sii Aqri...
 
Tahniyad Dhalasho:Wariye Xasan Cali Geesey iyo Zahra Cabdi Axmed oo wiil ugu dhashay magaalada Hargeysa. PDF Print
Tuesday, 25 August 2009 14:49
Tahniyad Dhalasho: Bahda Saxaafada oo isku duuban waxay hambalyo iyo Tahniyadba u dirayaan Wariye Xasan Cali Geesey iyo Zahra Cabdi Axmed oo wiil ugu dhashay magaalada Hargeysa. Sii Aqri...
 
Tahniyad iyo Hambalyo Dhalasho PDF Print
Sunday, 23 August 2009 23:32
 
Finland: Waxaa halkan Tahniyad Hanbalyo dhalasho ah ka diraya dhamaan reer Maxamed Xiireey iyo Jaaliyada reer Jowhar ee ku nool qubaha ka dib markii Wiil uu u dhashay Cabdikariim Maxamed Xiireey wiilkaasoo loo bixiyey Anas Cabdikariim Maxamed Xiireey. Sii Aqri...
 
Tahniyad Mahar oo ka dhacaday Magaalada Garowe PDF Print
Saturday, 25 July 2009 01:00

Daawo Sawirada: Waxaa halkaa tahaniyad Aroos kal iyo Laab ugu diraynaa  Cabdulaqaadir Maxamed Faarax iyo xaaskiisa cusub Caasho Qaaali Jaamac Xaaji Cilmi oo dhawaan meherkoodu ka dhacay magaalada Garoowe waxaana diraya dadka magacyooda hoos kuxusan. Sii Aqri...
 
Hamablyo aroos ah oo dhacay magaalada Muqdisho. PDF Print
Monday, 20 July 2009 09:22
Muqdisho:- Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan hambalyo aroos udireynaa lamaanayaasha aad magacooda hoos ku arki doontaan,waxaana leenahay noqda kuwi isku waara wadi jeree nabadgala. Sii Aqri...
 
TAHNIYAD AROOS KA DHACAY DALKA SWEDEN MAGAALADA VÄSTERÅS PDF Print
Tuesday, 30 June 2009 00:19
VÄSTERÅS: Dhamaan Ehelka Iyo Asxaabta hoos ku qoran waxa ay tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan arooska iyo aroosada caruuska iyo caruusada Abshir Shacreeye & Sureeya Ali oo arooskoodu taariikhdu markey ku beegneyd 27 june2009 ka dhacay Magaalada Västerås ee waddanka Sweden, Sii Aqri...
 
Hambalyo: Saxaafadda oo u waqlashay gabadh u dhalatay Amin Amir PDF Print
Friday, 12 June 2009 13:23

Weriyeyaasha Soomaaliyeed ee ku nool dal iyo dibad ayaa hambalyo dhalasho u diray Amin Amir Mohamed iyo Marwadiisa Seynab Yacquub oo gabadh ugu dhalatay Magaaladda Edmotton ee dalka Canada. Sii Aqri...
 
TAHNIYAD DHALASHO. PDF Print
Friday, 12 June 2009 09:21

Muqdisho:-Waxaa halkaan tahniyad dhalsho ah ka diraya dadkan hoos ku qoran oo kala jooga dalka Somalia iyo dibadiisa. Sii Aqri...

 
Tahniyad Dhalasho PDF Print
Wednesday, 10 June 2009 23:39

Tahniyad Dhalasho: Waxaan halkan ugu Hambalyeynaynaa Aabo Cawil Maxamed Diirshe iyo Hooyo Luul Cabdulaahi Cigaal oo wiil ugu dhashay dalka Sweden Shalay oo ay taariikhdu ahayd 10 June 2009-ka, wiilkaasoo loo bixiyey Yaxye Cawil Maxamed, Waxaanu leenahay Yaxye soo Barbaar noo noqo kii labadiisa waalid ka duceeysta oo baari u noqda, isla markaana dadkiisa, dalkiisa iyo Diintiisa anfaca Aamiin, Anagoo kala ah: Sii Aqri...
 
Tahniyad aroos oo loo dirayo Max'ed Maxud Cabdi iyo Maryan Mukhtar Cali oo ku aqal galay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. PDF Print
Friday, 05 June 2009 10:13

Aroos: Waxaa halkan tahniyad Aroos oo farxad iyo damaashaad ku dheehantahay looga dirayaa Arooska iyo Aroosada, Faraska iyo Geenyada, Farta iyo Faraantiga ee aanan kala dhicin Max'ed Maxamud Cabdi (Tarbiic) iyo gacalisadiisa Maryan Mukhtar Cali oo aqal galkoodu ka dhacay magaalada Nairobi, gaar ahaan xaafadda Islii ee dalkaasi Kenya, taariikhdu markay aheyd 04.05.2009. Sii Aqri...
 
Hambalyo Aroos Wacan oo ka dhacay magaalada Baydhabo iyo Wariyeheena gobolka Bay oo aan halkan Tahniyad ugu dirayno PDF Print
Friday, 20 March 2009 14:39

Baydhabo daawo sawirada: Waxaa sharaf weyn inoo ah Anagoo kala ah Madaxda iyo Wariyeyaasha Shabakada Soomaalida Maanta iyo Wariyeyaasha magaalada Baydhabo oo magacyadooda hoos ku xusan waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin ugu diraynaa wariyaheena magaalada Baydhabo oo Arooskiisa ka dhacay Xarunta Gobolka Bay, waxaanu ugu duceynaynaa inuu Arooskaasi ka dhigo kii lagu aflaxo oo ubad qeyr qaba iyo nolol farxadeed ay ka helaan Amiin Aamiin, waxaa sidoo kale halkan Hambalyo taa la mid ah ka diraya Dadka kala ah: Sii Aqri...
 
Hambalyo Sannadguuradii koowaad ee Shabakada Soomaalida Maanta iyo aqristayaasha ku nool Gobolada Bay, Bakool iyo Gedo. PDF Print
Sunday, 01 March 2009 11:40
Baydhabo- Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaan ku soo kalahay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay anigoo u jeedadeeda aheyd in aan ka ra`yi arooriyo aqoonyahadana, siyaasiyiinta, Odayaasha iyo dhammaanba qeybaha kala duwan ee bulshada ree Baydhabo si aan u ogaado sida gobolkani looga xiiseeyo Shabakadda Soomaalida Maanta oo sannad guuradiisa 1-aad sogootinteeda aynu ku jirno. Sii Aqri...
 
Sanad guuro wanaagsan Soomaalidamaanta PDF Print
Saturday, 28 February 2009 10:43
Kuala Lumpur: Waxaan halkaan ka salaamayaa dhamaan inta jecel u adeegida bulshada ay dagaalada sokeeye dhibka badan u geystay ee aan wali ka bixin gaar ahaan bahda warbaahinta soomaalida maanta oo runtii aan aniga aan ka mid ahay akhristayaashii mudadii sanadka aheyd si toos ah ugu xirneyd barnaamij yadii kala duwanaa ee ay tabineysay shabakadaan soomaalida maanta. Sii Aqri...
 
Boqolaal Akhristayaal Ah Oo Bogaadin Ballaaran U Diraya Sanad Guurada 1-aad Ee Bogga Soomaalidamaanta. PDF Print
Saturday, 28 February 2009 10:16
Kuala Lumpur. Anigoo ah wariye C/raxmaan Jaamac Afrax "Helos" kana mid ah bahda boggan Soomaalidamaanta u qeybsan dhinaca soo tebinta wararka ku saabsan Malaysia iyo dhacdooyinka wararka la yaabka leh ee dunida daafaheeda ka dhaca ayaan mar aan sameeyay ra'yi uruurin ku aaddan aqristayaasha sharafta leh ee boggan Soomaalidamaanta.

Waxaan qiyaasay in xog ururinteydii ku wajahneyd aqristayaasha dhankooda ay ii soo saartay in 98% dadku ay daalacdaan website-kan, Sii Aqri...
 
<< Start < Prev 1 2 Next > End >>

Page 1 of 2


Ku
Noqo Bogga Wararka ama Booqo Ciyaaraha ama kafaa'ideyso Barnaamijka Caafimaadka


Wixii fakarkaaga ah noogu soo hagaaji Emailkeena:
soomaalidamaanta@live.com ama soomaalidamaanta@hotmail.co.uk


Wararka English hadii aad doonayso riix:
www.somaliapolitics.com

Copyright 2010 Soomaalida Maanta.