Fanka iyo Dhaqanka
Qiso Layaab Leh oo ka dhacday Wadanka Finland, iyadoo ay u dhaxeysay Lamaane Soomaaliyadeed. (Sababtu Maxay) PDF Print
Thursday, 28 January 2010 05:51
Dhacdo Cajiib ah: Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Helsinki ee dalka Finland, waxayna u dhaxeysay lamaane Soomaaliyadeed kadib markii uu soo dhex galay dhibaato aanan caadi aheyn, lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Khaalid iyo Nimco. Khaalid ayaa inala soo xiriiray isagoo inooga war-bixiyay sidi ay wax u dhaceyn, Sii Aqri...
 
Maanso: Maxaa Xamarey ku helay PDF Print
Sunday, 24 January 2010 16:25
Maanso: Maansadan waxay dhexmartay abwan c/raxman maxamed bashir (karaama) iyo magaalada xamar, waana dood suugaaneed kulul. Abwaanku waxa uu kula kulmay riyo casimadda somaliya asaga oo hurdaya. Mansada halku dhiggeedu  waa (Maxaa xamarey ku helay) waxeyna udhacday sidan:- Sii Aqri...
 
Shiribka Maanta: ninku digraaya daalibaan soo duulay maan waxku darsaa PDF Print
Sunday, 24 January 2010 16:10
Shiribka Maanta oo xiiso gaar leh: (Xaraare iyo shiribka axadda waxaa is dhaafsaday shacabka soomaaliyeed iyo alshabaab waxaana uu leeyahay xiisa gaarah axaddaan waxaana ladhahaa(nin ku digraaya daalibaansoo duulay maan waxku darsaa). Sii Aqri...
 
Qiso layaab Leh oo Ka Dhacday Magaaladda Mombasa ee Dalka Kenya (Ruux uu Calafku Ciilay Calool Xumo Badnaa) PDF Print
Sunday, 24 January 2010 00:42
Dhacdo Cajiib ah: Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaalo Xeebeedka ee Mombasa, iyadoo ay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo uu ka dhaxeeyey Jaceyl aanan caadi aheyn. Sii Aqri...
 
Shirib ka turjumaya Xaalada Dalka Somalia waxaana isku weydaarsanaya Dowlada, Alshabaab, Xisbul Islaam iyo Ahlu Sunna' PDF Print
Thursday, 21 January 2010 15:46
Shirib: Waxaa ladhahaa shiribka arbacada (afarti isma,aamintaay ujeedadiinu xeey eheed) waxaana isweeydaar sanaaya afarta aan is aaminin kalana aan adkaan waa la wada yaqaan  waa  dowladda, alshabaab, isbul slam, ahlusunna, waxaa qadka telefonka magaaladda marti gelisay ciyaaraha aan dhamaadka leheeyn waa MUQDISHO ku qaaday wareeysigaan (XARAARE) Sii Aqri...
 
Maansadii dariiqeen kugaarnaa? PDF Print
Monday, 18 January 2010 13:31
Maansadaan waxaan ugu talagalay in aan uga qeyb qaato silsilladda deeleyda qarniga 21aad ee ay inoo fureen abwaaniinta da'da yar ee soomaaliyeed. maansadan waxey bahwadaag latahay kuwii horey ubaxay waxeyna kahadleysaa dhibta somalida ragaadisay. ilaah waxaan ka baryayaa  dalkeenoo nabad helo iyo dadkeenoo nolol helo. Sii Aqri...
 
Dhacdo la-yaab leh oo ka dhacday magaaladda Muqdisho, Kadib markii la’isku diiday lamaane isjeclaa (Sababtu Maxay Tahay). PDF Print
Saturday, 16 January 2010 13:57
Dhacdadaan ayaa waxay ka dhacday magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, kadib markii la’isku diiday lamaane Somaliyadeed oo si-cajiib ah isku bartay. Wiilka ay dhacdadaan ku dhacday ayaa la-soo xiriiray wariyayaasha barnaamijkan. Sii Aqri...
 
Dhacdo la-yaab leh oo dhex martay Qoys Somaliyadeed iyo wiiil ay dhaleyn (dhacdadii ugu yaabka badneyd) PDF Print
Tuesday, 12 January 2010 22:51
Dhacdadaan waa dhacdo dhab ah, ruuxii akhriyaana xaqiiqdii waxay ku noqon doontaa murug iyo amakaag. Wiilka iyo gabadha la’isku diiday ayaa waxa lagu kala magacaaba Saadaq iyo Anisa. Waxaa qadka teleefanka inagula soo xiriiray wiilkii ay dhacdadaan ku dhacday, isagoo inooga sheekeeyey sidii ay wax u dhacey, waxayna ku bilaabaneysaa. Sii Aqri...
 
Maxaa loo furay Faadumo...?!!(Sheeko taxane ah) PDF Print
Saturday, 09 January 2010 14:26
Qaybtii 13-aad:- Filsan ilaa saqdii dhexe ee habeenkii ayay isku nabaysay sariirteeda oo hadba dhan isu rogaysay oo fekeraysay. Dabadeed inta ay mar keliya Joodarigeedii ka soo dul-qaadatay Sariirtii ayay dibadda qolka ula soo baxday. Waxay soo dhigatay Joodarigii meel qolalka aqalka u dhaxaysa. Sii Aqri...
 
Qofka aad ifka ugu jaceshahay haddii uu kuugu xumeeyo qalbigaaga sidee buu-noqon lahaa (Dhacdo Xanuun Badan). PDF Print
Thursday, 07 January 2010 19:51
Dhacdo Xanuun Badan: Subax walba oo dilaaca adduun aanu ku nool nahay, wax yaabo kala duwan baa ka dhaca, qaar waala dilaa, qaar waala xiraa, qaar waala dhacaa, qaarna waala heyb soocaa. Hadaba tan ugu xanuunka badan ayaa waxay tahay Qof Muslim ah oo inala mid ah ayaa dhaawacyo kala duwan u geysanaa. Tusaale ahaan kaba soo qaad shaqsi ahaantaada, haddii uu ku heyb sooco nin asaagaaga ah, Sii Aqri...
 
Aabe Somaliyadeed oo gabadhiisa u diiday wiil kasoo jeeda beelaha la-heyb sooco (Dhacdadii ugu xanuunka badneyd). PDF Print
Wednesday, 06 January 2010 00:54
Dhacdadaan oo ah mid dhamaantiin idinka wada yaabin doonta ayaa waxay ka dhacday dalka Ingiriiska, hadaba sheekadaan waxaa inooga sheekeyey Wiilkii ay ku dhacday qisadaan, hadaba Sheekadu waxay ku bilaabaneysaa sidatan:- Sii Aqri...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 Next > End >>

Page 1 of 7


Ku
Noqo Bogga Wararka ama Booqo Ciyaaraha ama kafaa'ideyso Barnaamijka Caafimaadka


Wixii fakarkaaga ah noogu soo hagaaji Emailkeena:
soomaalidamaanta@live.com ama soomaalidamaanta@hotmail.co.uk


Wararka English hadii aad doonayso riix:
www.somaliapolitics.com

Copyright 2010 Soomaalida Maanta.