Maamulka Dekedda Muqdisho oo ka tallaabay shuruucda dowliga ah iyo Maareeye Siid Cali oo iska dhega tiray awaamiir uga timid Wasiirkiisa
Written by Jabriil Mohamud Nur   
Saturday, 28 January 2012 14:33


Muqdisho:-
Tan iyo markii ay soo baxday wareegtada Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekedaha Dowladda KMG oo shaqadii looga joojiyay Maareeyaha Dekedda Muqdisho Sii Akhri...

 
Dufcadii lixaad oo ka qalin jebisay Dugsiga Omega Computer: Ludsi Iimaan: "Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan galo kaalinta 1aad"
Written by Jabriil Mohamud Nur   
Saturday, 28 January 2012 14:02

 


Muqdisho:-
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Dugsiga Omega Computer Institute ee ku yaalla Degmada Xamar Weyne, gaar ahaan Sii Akhri...

 
Shirka IGAD: "Cid kasta oo ka hor timaada qorshaha Road Map-ka, shirkii Garowe iyo heshiiskii Kampala tallaabo ayaa laga qaadayaa"
Written by Jabriil Mohamud Nur   
Saturday, 28 January 2012 13:07


Muqdisho:-
Shir madaxeedka dalalka urur goboleedka IGAD ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxay iskula garteen Sii Akhri...

 
Al-Shabaab oo degaanka Cirfiid ku gowracday nin rayid ah
Written by Jabriil Mohamud Nur   
Saturday, 28 January 2012 09:18


Muqdisho:-
Ciidamo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa degaanka Ceel Cirfiid waxay ku gowraceen nin magaciisa lagu soo gaabiyay Shabagey, kaasi oo ka mid ah dadka Sii Akhri...

 
Xildhibaan Ghedi oo maanta koormeeray goobihii Shabaab laga saaray
Written by Jabriil Mohamud Nur   
Friday, 27 January 2012 16:26


Muqdisho:-
Xildhibaan Maxamuud Geedi Ow Hilowle oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii Sii Akhri...

 
Eedeymaha loo jeedinayo Wasiirka Dekedaha oo sii kordhaya
Written by Jabriil Mohamud Nur   
Friday, 27 January 2012 16:11

 


Muqdisho:-
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka Aadan C/llaahi Aadam ayaa noqday Wasiirka ugu musuqmaasuqa badan Sii Akhri...

 
Askari mareykan ah oo lagu xukumay 82 sano xabsi ah maxey tahay sababtu?
Written by Abdulaahi Osman Farah   
Friday, 27 January 2012 15:38


WASHINGTON:- Nin horey u ahaan jiray askari ayaa lagu xukumay waqti ay da,diisu noqon doonto 102 sano. Sii Akhri...

 
Reysul wasaraha iyo madaxweynaha oo ukala dhoofay Italy iyo Ethopia + Sawiro
Written by Abdulaahi Osman Farah   
Friday, 27 January 2012 15:22


DAAWO SAWIRADA MUQDISHO:-
Madaxda dowlada KMG ah gaar ahaan madaxweynaha iyo Reysul wasaaraha ayaa manta ka ambabaxay magaalada Muqdisho. Sii Akhri...

 
Isku shaandheyn lagu sameeyay wasiiro ku xigeenada iyo wasiiru –dowlayasha Dowlada KMG ah
Written by Abdulaahi Osman Farah   
Friday, 27 January 2012 15:15

astaanta.qaranka-300x228


MUQDISHO- War saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, isla markaasna uu ansixiyey Madaxweynaha dowladda KMG ah ayaa lagu soo bandhigay isku shaandheyn lagu sameeyey Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya. Sii Akhri...

 
Haweeney waqti dheer adoonsi loogu heystay mareykanka oo dib ugu soo laabatay wadankeeda Taiwan (sheeko murugo leh)
Written by Abdulaahi Osman Farah   
Friday, 27 January 2012 09:15


TAIPEI: - Haweeney udhalatay wadanka Taiwan oo goor hore laga iibiyay qoys mareykan ah ayaa dib ugu soo laabatay wadankeeda. Sii Akhri...

 
Waa sidee xaalada Buuhoodle kadib dagaalkii xooganaa ee shalay?
Written by Abdulaahi Osman Farah   
Friday, 27 January 2012 08:58


BUUHOODLE:- Deegaanka Buuhoodle iyo deeganada ku hareereysan ayaa waayadan ku jira xaalada dagaal ah iyadoo dagaalkii ugu dambeeyay uu shalay halkaas ka dhacay. Sii Akhri...

 
Haweeney ku kor dhashay tareenada New York
Written by Abdulaahi Osman Farah   
Friday, 27 January 2012 08:46


NEW YORK:- Haweeney ka soo jeeda gobalka New Jersey ee wadanka mareykanka ayaa ku kor umushay mid ka mida tareenada New York. Sii Akhri...

 
Meydka 3 dhalin yaro ah oo ay dileen Al shabab oo saakay la helay
Written by Abdulaahi Osman Farah   
Friday, 27 January 2012 08:25


MUQDISHO:- Wararka aynu ka heleyno deeganka (Laga Xoor)ee dagmada (Masa gaway) ee gobalka Gal gaduud waxaa ay sheegayan in halkaas saakay lagu arkay meydka 3 dhalin yaro ah. Sii Akhri...

 
War dag daga: Dagaalo xoogan oo hada ka socda Muqdisho
Written by Mohamed Abdulle "Siidi"   
Thursday, 26 January 2012 23:38
alt
MUQDISHO:-
Dagaalo xoogan ayaa hada ka socda caasimada Somalia ee Muqdisho. Dagaalada xoogoodu waxa ay ka dhacayan dagmada madiino gaar ahaan deeganada xoosh iyo isgoyska Ex-control afgooye. Sii Akhri...
 
Gudoomiyihii hore wariyaasha Soomaaliyeed Ee Qurba Jogaa Cabdullahi Maxamed Xussen (Taajiroow) ayaa ku baaqay in la damiyo Muranka Wariyasha Soomaaliyeed ee ku nool Kenya.
Written by Mohamed Abdulle "Siidi"   
Thursday, 26 January 2012 23:41
alt
Gudoomiye C/laahi  Mohamed Hussein(Taajiroow)  oo ku nool wadanka Holland ,ayaa waxaa uu sheegay in uu ,aad ugu xunyahay khilaafka hareeyey wariyaasha soomaaliyeed eek u nool wadanka Kenya,isagoona ku baaqay in laxaliyo muranka  ka dhex taagan wariyaasha,soomalaiyeed ee Kenya. Sii Akhri...
 
Wararkii ugu dambeeyay ee filimada hindiga
Written by Abdulaahi Osman Farah   
Thursday, 26 January 2012 22:16
Rani Mukherjee in Dhoom3 – Is it a Dhoom phase in Rani Mukherjee’s career?

MUMBAI:- Kulanti wacan aqiyaarey ku soo dhowaada wararkii ugu dambeeyay ee filimada hindiga  Sii Akhri...

 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Page 1 of 423
Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda manta oo sabti ah

Abdulaahi Osman Farah | Saturday, 28 January 2012

News image

LONDON:- Kulanti wacan aqiyaarey ku soo dhawada wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda manta oo sabti ah. Sii-Akhri

Yaa badis badan Liverpool iyo Man United ka hor kulanka galabta?

Abdulaahi Osman Farah | Saturday, 28 January 2012

News image

LIVERPOOL:- Tani waa sheeko taariiq ah oo udhaxeysa labada koox ee ugu guulaha badan horyaalka Ingriiska ee Liverpool iyo Man United . Sii-Akhri

Hordhaca kulanka adag ee Liverpool vs Man United,hadalda macalimiinta iyo xidigaha lagayabo in lagu soo bilaabo

Abdulaahi Osman Farah | Saturday, 28 January 2012

News image

LIVERPOOL:- Waxaa galabta ladawan doona kulan adag oo ka tirsan wareega 4 aad ee koobka FA Cup-ka . Sii-Akhri

Warbixino ku saabsan kulamada caawa ee horyaalka Spain

Abdulaahi Osman Farah | Saturday, 28 January 2012

News image

MADRID:- Kulamo katirsan horyaalka wadanka Spain ee La Liga ayaa caawa dhici doona . Sii-Akhri

Sheeko ku saabssan kulamada caawa ee horyaalka Talyaaniga

Abdulaahi Osman Farah | Saturday, 28 January 2012

News image

TURIN:- Kulamo katirsan horyaalka Serie A-da Talyaaniga oo meel xiiso leh maraya ayaa dhici doona caawa . Sii-Akhri

Maxaa ka jira in Ronaldinho uu ku soo wajahan yahay horyaalka Ingriiska kooxdeese soo wadata?

Abdulaahi Osman Farah | Saturday, 28 January 2012

News image

LONDON:- Kubada cagta mar marka qaar waxaa ka dhaca wax yaabo ka dis ah oo uusan qofna filaneyn . Sii-Akhri

Ferdinand oo postadiisa loogu soo diray fariin dil ah iyadoo lagayabo in uu ka baqdo kulanka Chelsea vs QPR .

Abdulaahi Osman Farah | Saturday, 28 January 2012

News image

LONDON:- Daafaca kooxda Queens Park Rangers Anton Ferdinand ayuu ku dhashay walaac ah in uu ka baaqsado in uu ciyaaro kulanka manta ay kooxdiisu la leedahay kooxda chelsea. Sii-Akhri

Tunisia iyo gaboon oo xaqiijiyey inaay usoo baxeen wareega 8 –da koobka Qaramada Afrika.

Mohamed Abdulle "Siidi" | Saturday, 28 January 2012

News image

Xulka Tunisia ayaa si wanaagsan u hubisay usoo gudbida tartanka qeybtiisa 8 –da oo loo yaqaan afar dhamaadka. Sii-Akhri

Theo Walcott "kuma qanacsani booska aan hada ka dheelo waxaan rabaa in aan noqdo weeraryahan"

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

  LONDON:- Xidiga garabka ka ciyaara ee kooxda Arsenal iyo xulka England Theo Walcott ayaa markale ku celiyay baahida uu uqabo in uu ka ciyaaro weerarka. Sii-Akhri

Maxaa caawa ka cusub ciyaaraha?

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

LONDON:- Kulanti wacan aqiyaarey ku soo dhowada wararkii ugu dambeeyay ee kubada cagta caalamka.  Sii-Akhri

Daaficii Chelsea ciyaariyahan Alex oo si rasmi ah ugu biiray PSG

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

PARIS:- Daaficii xooganaa ee kooxda chelsea Alex ayaa ugu dambeyn galabta si rasmi ah ugu biiray kooxda PSG ee wadanka France . Sii-Akhri

Jack Wilshere oo markale uu dhawac soo gaaray

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

LONDON:- Jack Wilshere ayaa noqday nin aan nasiib badneyn kadib marklii la sheegay in uu dhawac kale soo gaaray . Sii-Akhri

Ferguson iyo Gerrard oo ka hadlay cabsida laga qabo kulanka bari ee Liverpool vs Man United

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

MANCHESTER:- Macalinka kooxda Man United Sir Alex Freguson iyo kabtanka kooxda Reds Stevan Gerarad ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay kulanka cabsida xoogan laga qabo ee bari. Sii-Akhri

Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda manta oo jimco ah

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

LONDON:- Kulanti wacan aqiyaarrey ku soo dhwaada wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda manta oo jimco ah  Sii-Akhri

Ferdinand oo bixin doona £30,000 oo ku bad baadsanayo naftiisa kulanka bari ee Chelsea iyo QPR.

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

LONDON:- Daafaca kooxda QPR Anton Ferdinand ayaa sugida amaankiisa ku bixin doona lacag dhan £30,000 oo lacagta England ah barito., Sii-Akhri

Ma,ogtahay in Mourinho uu ku qasaban yahay in uu joogo Real Madrid?

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

MADRID:- Macalinka kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa la ogaaday in uu ku qasban yahay in uu lasii joogo kooxda reer Spain ee Real Madruid labada sano ee soo socota. Sii-Akhri

Xidiga Man United Park Ji-sung oo waraaq ka helay taageerayasha xulka South Korea maxaa ku qornaa waraaqda?

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

SEOUL:- Kumanan taagerayal ah oo udhashay wadanka qaarada Asia ku yaala ee South Korea ayaa fariin usoo diray weeraryahanka kooxda Manchester United Park Ji-sung. Sii-Akhri

Andrés Iniesta oo garoomada kamaqnaan doona 3 asbuuc

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

  BARCELONA:- Naadiga Barcelona ayaa ku dhawaaqday in xidigeeda qadka dhexe ee reer Spain Andrés Iniesta uu garoomada ka maqnaan doono mudo 3 asbuuc ah. Sii-Akhri

Rooney oo ku biiray xidigaha Man United ee dhawaca ah ka hor kulanka Liverpool.

Abdulaahi Osman Farah | Friday, 27 January 2012

News image

MANCHESTER:- Wayne Rooney ayaa wajahaya xanuun shaki galinaya in uu safan karo kulanka adag ee sabtida ee United iyo Liverpool . Sii-Akhri

MORE_IN: Ciyaaraha Maanta


Soomaalida Maanta




Voice of America

HEESO SOMALI YOUTUBE




Linkiska Websityada Soomaalida
  • AminArts
  • Aadan Yabaal
  • All Shabelle
  • All Somali Music
  • Allsomali24.com
    B
  • Banooni.com
  • BBC Somali
  • VOA Somali
  • Buurhakaba.com
    C
  • Caasimadda.com
  • Calanka.com
  • Calayaale.com
  • Ceelqaboobe.com
  • Ceelbaraf.net
  • Codka Muqdisho
  • Codka Soomaalida
  • D
  • Daarulcilmi.com
  • Dhacdo.com
  • Dayniile.com
  • G
  • Gololey.com
  • H
  • Hiiraan
  • Hubaal News
  • I
  • Isboorti.com
  • J
  • Jilibweyn.com
  • Jowhar.com
  • L
  • Ladaneey.com
  • M
  • Mareeg.com
  • MarkaCadey.Net
  • MarkaCadey.co.uk
  • Q
  • Qaranka News.com
  • P
  • Puntlander.com
  • R
  • Radiofreesomalia.com
  • Raxanreeb.com
  • S
  • Somali woman
  • Shaaciye.com
  • Somaale.com
  • Somalisan.com
  • Somalisc.com
  • Somaliswiss
  • Somaliweyn.com
  • Somsports.com
  • Somsoccer.com
  • W
  • Waagacusub.com
  • Warsheekh.com
  • Warbaahinta.com
  • Waryatv.com
  • X
  • Xogsheeg.com
  • Xusuus.com

  • Copyright 2012 Soomaalida Maanta.


    XHTML 1.0
     | CSS