|
Wednesday, 19 November 2008 00:27 |
|
Sudan: Duleedka Magaalada Juba ee xarunta Maamul Goboleedka SPLA ee koonfurta dalka Sudan ayaa waxaa lagu kufsaday gabdho soomaaliyeed oo tiradoodu gaadhayso 10 hablood kuwaas oo qaar ka mid ah la keenay iyadoo xaaladoodu liidato cusbataal ku yaala magaalada Kampala ee dalka Uganda halkaas oo mid ka mid ah ku geeriyootay.
Sii Aqri...
|
|
|
Wednesday, 19 November 2008 00:08 |
 Laba lamaane oo u dhashay dalka Ukrine ayaa si weyn indhaha dadka dalkaasi u soo jeetay iyadoo labaduba aysan 16-sano qubeysan(meeran) isla markaana iska jirin timaha tiiyo ay u sii dheer tahay iyaga oo aan dharka iska badalin .
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 20:14 |
 Garoowe Daawo Sawirada: Waxaa Gobolka Nugaal magaaladiisa Garoowe ka dhacay Kulan ay isugu yimaadeen Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed iyo wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga Dowlad Goboleedaka Puntland . Kulankan oo looga hadlayay habsami u qabadka tartanka 18-aad isreebreebka 1-aad ciyaaraha K/Cagta Gobolada oo 20- Nov. 2008 ka furmaya garoonka Mire Awaare ee Garoowe.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 20:07 |
Marka: Afhayeenka Ururka Alshabaab Wadaadka ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa faah faahin ka bixiyay sababta ay Xoogaga Alshabaab ula wareegeen Gobolka Shabellaha Hoose.
Abuu Mansuur oo shalay meel fagaare ah kala hadlay dadka reer Qoryooley ayaa difaaca qabsashada Xoogaga Alshabaab ee Gobolkaas, isagoona sheegay in aanay cidna duulaan ku aheyn,
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 20:01 |
 Nairobi: Maxamed Qanyare oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ka mid ahaan jiray dagaal ogaayaashii Magaalada Muqdisho ee awooda laga riday sanadkii 2006 da dagaalkii ay la galeen Islaamiyiinta ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka C/llaahi Yuusuf inuu yahay nin iska weynaynayo Sharciga isla markaana awood aan siinaynin Sharciga jeebka kala soo baxay.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 19:58 |
|
Muqdisho: Banaan bax ballaaran oo lagu taageeray mowqifka Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, iyadoo dadweyne fara badan ay isugu soo baxeen wadooyinka Waqooyiga Magaalada.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 19:51 |
|
Jowhar: Dagaal ayaa dhex maray maleeshiyooyin is rasaaseyey oo daqiiqado kooban socday ayaa caawa ka dhacday gudaha Magaalada Jowhar, taasoo keentay in xaalad degenaansho la'aan laga dareemo guud ahaan Magaalada.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 19:46 |
|
Muqdisho: Garoonka Kubadda Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Lujino) ee magaalada Muqdisho ,ayaa galabta waxaa ka dhacday Ciyaar aad u xiiso badan kana tirsanayd Horyaalka 25-aad wiilasha kubadda koleyga Soomaaliyeed .
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 19:18 |
|
Muqdisho: Guriga uu magaalada Muqdisho ka degen yahay ra’iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cadde" oo ay Villa Somalia wada degan yihiin C/laahi Yuusuf Axmed, madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliyeed ayaa lagu kordhiyay Ilaalo badan.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 17:45 |
|
Addis Ababa: Wasiirada Arrimaha Dibada Ururu Goboleedka IGAD oo ay ku mideeysan yihiin Dowladaha gobolka geeska Africa ayaa maanta shir ay yeesheen siyaasda Soomaaliya waxay kasoo saareen go'aano adag oo ku wajahan Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyadoo kulankaasi ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Afrika iyo IGAD.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 12:18 |
|
USA: Waaxda Arrimaha dibada u qaabilsan dowlada Mareykanka ayaa war ay soo saartey digniin ugu jeedisay dadka u dhashay wadankaasi ee doonaya in ay socdaan ku tagaan dalal ku yaala qaarada Afrika.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 11:21 |
|
Bosaaso: Xabsiga Magaalada Bosaso ayaa lugu soo waramayaa in aay ka baxsadeen ilaa 8 maxbiis ah oo lugu hayay halkaa sida uu xaqiijiyay Taliyaha ciidamada Asluubta ee xabsiyada ee Puntland Cali Nuur oo u waramayay Shabakada Soomaalidamaanta xafiiskeeda Gaalkacyo.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 11:16 |
 Galkacyo: Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug Nuuradiin Aadan Diiriye oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee sanada soo socota waxana ku soo dhaweeyay Garoonka dad wayene kala duwun.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 11:08 |
|
Balcad: Howlgalo ay shalay gelinkii danbe ka sameeyeen ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah ee ku sugan degmada Balcad wadada isku xirto Balcad iyo Afgooye ayaa waxaa ay ku dileen hal nin oo bur cad ah mid kalana gacanta ayey ku dhigeen kadib markii ay kooxahaasi burcada ah dhac ugeesysteen gaadiid halakaasi marayey.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 11:06 |
|
Qoryooley: Afhayeenka Ururuka Al Shabaab Sheekh Mukhtaa Robow(Abu Mansuur) ayaa meel fagaare ah kala hadlay shalay galinkii danbe dadka ku nool degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/Hoose marki ugu horeeysay tan iyo marki ay Al Shabab la wareegeen gacan ku heynta degmadaasi asbuucii lasoo dhaafay.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 11:04 |
|
Gedo: Waxaa si xawli ah ku soconayo dadaalo lagu doonayo in lagu xureeyo labo ahween oo Soorooyin ah oo udhashay dalka Talyaaniga kuwaas oo dhawaan kooxo hubyeesan ay kasoo afdubteen degmada Ceelwaaq Kenya ee xadka Soomaalia.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 11:01 |
|
Adis-Ababa: Wasiirada Arrimaha Dibada Ururu Goboleedka IGAD oo ay ku mideeysan yihiin Dowladaha gobolka geeska Africa ayaa la filayaa in maanta ay isugu yimaadaan kulan aan caadi aheyn magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Afrika iyo IGAD.
Sii Aqri...
|
|
Tuesday, 18 November 2008 09:52 |
 Riyaad: Kooxaha Burcad Badeeda Somaalida ah ee ku shaqayts aAfduubka kadibna Badanaa Madaxfurashada Dal bada ayaa la xaqiiyey in ay Afduubteen Markab aad uweyn oo Siday Shidaal, Markabkaan ayaa la ga lee yahay Dalka Boqortooyada Sacuudi Arabia.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 November 2008 22:26 |
|
Asmara: Gudoomiyaha Dib u xoreynta Garabka Asmara Xasan Daahir Aweys ayaa lagu wadaa inuu berito ka ambabaxo Caasimada dalka Erateriya ee Asmara isagoo kuwajahan magaalada Tripoli ee cariga Liibiya.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 November 2008 20:15 |
 Nairobi: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Xukuumada FKMG ee Soomaaliya Md. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta mudo sannad ka dib qud xasaasi ah ka jeediyey xubnaha Baarlamaanka ee uu ka midka yahay qado loogu sameeyey Hotel Grand Regency ee magaalada Nairobi hadaba si aad u dhagaysato horey gal: -
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 November 2008 18:34 |
 Nairobi Daawo Sawirada: Raysalwasaaraha Dawlada Federaalka ku meel gaar ka ah ee Somaaliya Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Ade ) Ayaa maanta qado sharaf usameeyey Xubnaha Barlamaanka Somaaliya ee kusugan Caasimada Nairobi ee Dalka Kenya
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 November 2008 17:56 |
 Burkina Faso. Maxaa nin adduunyo joogoow, aragti badan kuu laaban tahay!! Wax saaxiib laga dhigto kii ugu yaabka iyo cajiibka badnaa ee koonkan lagu arko ayaa waxaa sameeyay baa la leeyahay ciyaal yar yar ah kuwaasoo ku nool xaafad ku taala dalkaasi Burkina Faso oo ka tirsan qaaradda Afrika.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 November 2008 17:53 |
|
Puntland: Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka Puntland Xasan Daahir Maxamuud (Af-Qurac) ayaa ka shan qariyay markii ugu horeysay diidmada ka timid qaar ka mid ah musharaxiinta madaxtinimo ee Maamul Goboleedka Puntland ee qaadacay inay aqbalaan Gudiga ansixinta khilaafaadka beelaha iyo ansixinta xubnaha Golah wakiilada ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Cade Muuse.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 November 2008 17:49 |
|
Gaalkacyo: Wxaa in muda ah kidib lugu arkay Magaalada Gaalkacyo Cudurka shubanbiyoodka oo fara kulul ku haya dadka ku dhaqan gobalka Mudug deegaanada ka tirsan gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaana haatan la sheegay in uu ay sii kordheeso dadka uu soo ridanaayo oo isku jiro caruur iyo dad wayeel ah asagoo Cudurkaab intabadan ka jira goobaha aay ku nool yihiin dadka Barakacayasha ah.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 November 2008 17:46 |
|
Nairobi: Wakiilka Xoghyaha Guud ee qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Ahmedou Ould Abdallah ayaa soo fara geliyay khilaafka baahsan ee u dhaxeeya Madaxda Dowladda, isagoona ugu baaqay inay si deg deg u xaliyaan khilaafka u dhaxeeya.
Sii Aqri...
|
|
Monday, 17 November 2008 17:45 |
|
Muqdisho: Boqolaal qoys oo dan yar ah ayaa maanta si qasab ah looga soo saaray Dhismihii Kulyadii Jaalle Siyaad, halkaasoo ay fariisin ka sameysteen Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda.
Sii Aqri...
|
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
|
Page 1 of 172 |